Raysal Wasaaraha Somalia Iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Juba Land iyo Punt Land oo Ku Wada Ciiday Garowe iyo Weedhihii Hawada la isu Mariyay DHAGAYSO
Garowe 17.July 2015 (SDN/QJ)- Saalada Ciidul Fitriga ayaa magaalada Garoowe si weyn looga ciiday waxaana dadweynaha ay ku tukadeen intooda badan Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare iyadoo ay jirto in dadweynahu ay ku tukadeen Masaajiyada waa weyn ee Garoowe, Waxaa salaada Ciida kala qayb galay dadweynaha raysal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake,…
