“Suldaan Maxamed Yaa Ku Yidhi Waaxad Tahay Suldaanka Guud Ee Somaliland,Awal Miyaanu Suldaanka Ciidagale Ahayn..”. Cali-Guray Oo Af-lagaadeeyay Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

    Hargeysa,16july,2025(QJ/SDN)-Siyaasiga Cali Yuusuf ‘Cali-guary’ oo ah Gudoomiye Ku-Xigeenka 3-aad Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,ayaa meesha ka saaray in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir yahay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland,waxaana uu intaas raaciyay inuu yahay oo kali ah Suldaanka Beelaha Ciiddagle sida uu hadalka u dhigay. Waxa uuu sidaas ku sheegay qoraal kooban oo uu ku…

    Read More

      War Deg Deg Ah: Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ayaa Ku Dhawaaqay in Barri Oo jimce ah ay tahay Ciid.

      Hargeysa,16july,2015,(QJ/SDN)- Wasiirka diinta iyo awqaafta somaliland ayaa ku dhawaaqay in barri oo jimce ah ay tahay ciidu-fidri, wasiirka oo la hadlayay idaacadda qaranka ee Radio-Hargeysa. ayaa sheegay in deegaano ka mid ah dalka somaliland laga arkay bisha shuwaal, taasina ay la micno tahay in barri haddii allah awooda leh uu idmo laga ciidi doono guud…

      Read More

        Siyaasi Duur Oo Si Waayeelnimo ah Uga Falceliyey Xubnaha Iska Casilay Xisbiga Waddani

        Hargeysa:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Carraale, Duur, Ahna Xubin sare oo katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa ka falceliyey xubno saddex ahaa oo maalintii shalay iska casilay xisbigaas. Maxamed Nuur Carraale Duur, ayaa qoraal kooban oo uu Bartiisa Face-book-ga soo dhigay waxa uu ku sheegay inaanay cay iyo aflegaaddo geyin…

        Read More

          Guddi Qabanqaabisa Aaska Marxuum Fu’aad Aaddan Cadde Oo Madaxweyne Siilaanyo Degreeto Ku Magacaabay

          Hargaysa:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa goor dhaweyd Magacaabay Guddii heer qaran ah oo loo igmaday inay qabanqaabiyaaan Aas qaran oo loo samayn Marxuum Fu’aad Aadan cadde oo shalay ku geeriyooday Dalka Turkiga. Sidaasna waxaa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soobaxay madaxtooyada Somaliland oo goor dhaweyd soo gaadhay Xafiiska Wararka ee Qurbejoog.com, waxana uu u dhignaa sidan: WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha…

          Read More

            Sarkaal Dawladda Federal-ku Madaxiisa Duldhigtay $5000, Oo Dollar Oo Gobolka Awdal Qaylo-dhaan Kasoo Diray

            Borama:Jully,16,2015(SDN/QJ)-Sarkaal Ciidamada Sirdoonka Somalia ku dareen liis 12-qof ka kooban oo madaxooda la dul dhigay boqolaal ku Oo Dolla, isla-markaana Al-shabaabnimo lagu eedaynayo, ayaa sheegay inuu ku nool yahay magaalada Borama, isla-markaana aanu arrintaas waxba kaga jirin. Sarkaalkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdinaasir  Muxumed Xasan Buuni, ayaa dhalasho ahaan kasoo jeeda Gobolka Awdal, waxana madaxiisa…

            Read More

              Qareenkii Dhawaan Guurka Ka Dalbaday Gabadha Madaxweyne Obama Dhalay Oo Diinta Islaamka Qaatay

              Nairobi:Jully,16,2015(SDN/QJ)-Felix Kiprono oo ah qareen u dhashay dalka Kenya oo dhawaan shaaciyey inuu Guur ka damacsan yahay Gabadha curad ee uu madaxweyne Obamaha Maraykanku dhalay, isla-markaana soo bandhigay yarad xoolo nool ahaa oo aad u xiiso badnaa, ayaa shaaciyey inuu qaatay diinta islaamka. Felix Kiprono Matagei,oo aduunka caan ka noqda kadib markii uu ku dalbaday…

              Read More

                Akhri Magacyada 7-Da Magaalo Ee Caalamka Ugu Nolosha Qaalisan Iyo Qaddarka Lacagta ay Kaaga Baahan yihiin

                Hargeysa:Jully,16,2015(SDN/QJ)-Adduunyadan hore u martay waxa si weyn u kala duwan nolosha dalalka iyo magaalooyinka, waxana jira Goobo si gaar ah loogu aqoonsaday in ku noolaanshahoodu ka qaalisan yahay meel kasta oo caalamka kamid ah. Haddii dad badani aaminsan yihiin Magaalooyinka Yurub iyo Maraykanku ugu nolol qaalisan yihiin caalamka arrintaasi sidaas ma wada aha oo tirada…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka kusoo laabtay – DAAWO SAWIRRADA

                  Muqdisho,16july,2015(QJ/SDN)-Waxaa shalay dalka dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu ka soo qeybgaley u shirkii 3aad ee Maalgelinta & Horumarinta Qaaradda Afrika…   Shirkan ayaa ajendayaasha ugu weyn ee looga hadley waxaa ka mid ahaa qorsheynta barnaamijyo cusub oo lagu xaqiijinayo horumarka caalamka, sida iskaashiga waddamada,…

                  Read More

                    Dagaal culus oo dhex maray Ciidamada Huwanta ee ku sii siqaaya Degmada Baardheere iyo Al Shabaab

                    Baardheere,16july2015,(QJ/SDN)-Ciidamada Huwanta, ayaa waxay dhowr jiho kaga sii siqayaan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, si gacanta Degmadaasi looga saaro Ururka Al Shabaab, oo ka arriminaayay sideedii sano ee la soo dhaafay.   Ciidamada Huwanta oo ka soo dhaqaaqay Deegaanka Faa-faaxdhuun oo qiyaastii 80km u jirta Degmada Baardheere, ayaa waxay gelinkii dambe ee Arbacadii ay Al…

                    Read More

                      Al Shabaab oo soo Bandhigtay Sawirrada,Magacyada iyo Aqoonsiyada in kabadan 50 Kamid ah Saraakiisha Ciidanka Burundi Ee Leego Lagu Dilay.

                      Baardheere,16july,2015(QJ/SDN)-Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay magacayada iyo aqoonsiyada  gaarka ah ee in kabadan 50 askari iyo saraakiil katirsan ciidanka Burundi ee lagu laayay weerarkii Leego ee dhacay bilaawgii bisha Ramadaan. Xafiiska Warbaahinta ee Xarakada Alshabaab ayaa baahiyay dukumiintiyo muhiim ah iyo aqoonsiyada saraakiisha Burundi oo kabadan 50 iyadoona wadarta guud ee ciidamada Burundi looga dilay…

                      Read More

                        ‘’Suldaanka Waan Hambalyaynayaa Xilbuu Dhamaanteen inaka furtay Abwaankeenii Qaaliga ahaa Oo Dulmi Ku Xidhan Ayuu Gurmad Ugu Baxay Kuna Soo Guuleystay’’ Boqor Buur-madow.

                        Hargeysa,16july,2105(QJ/SDN)- Boqor Cismaan Buur-madow ayaa markii ugu horraysay ka hadlay soo dayntii Abwaan Cabdiwaaxid cali gamadiid iyo hadalo horay uga soo yeedhay Suldaanka Guud ee Somaliland Sul.Maxamed Sul.Cabdiqaadir. Boqor buurmadow oo goordhoweyd Qoraal ku baahiyay Bartiisa Xidhiidhka bulshada ee Facebook ayaa ugu horreyn suldaan Maxamed ugu Hambalyeeyay sii dayntii uu kusoo guulaystay Abwaan Cabdiwaaxid Cali…

                        Read More

                          “Maxaa keenay inuu Isaaq Cadhoodo oo Dagaalamo,Runtii Somaliland waxay u baahan tahay Dhulbahante oo Noqda Somaliland,Cid kale oo ay wax la leeyihiin Ma Jirto” Dardaaran uu ka Tegay Marxuun Fu’aad Aadan Cade DAAWO

                          Ankara 16.July 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Waxaa Dalka Turkiga ku Geeriyooday La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha Gobolada Bari Marxuun Fu’aad Aadan Cade. Marxuunka ayaa dalkaasi u joogay Xaalad caafimaad oo ka dhalatay dhaawac ka soo gaadhay Jabniin lafeed iyo Qaliino dhinaca Wadnaha lagaga sameeyay . Dhanka kale Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa Wararku…

                          Read More

                            Waddamo Somaliland ku Jirto oo Markii u horaysay laga Fulinayo Mashruuc Biyaha Bada looga faa’iidaysanayo Wax soo saarka dalaga beeraha Iyo Dhaqaalaha ku Baxaya.

                            Birmingham, 16 July, 2015 (SDN/QJ)- Mashruuc lagu kobcinayo dalagyada Beeraleydka ku nool dhulka lama-degaan-u-ekaha ah ee Geeska Qaaradda Afrika isla markaana ay ku baxayso malaayiin Dollar, ayaa lagu wadaa in laga fuliyo deegaanno ka tirsan Somaliland, iyadoo khubaro ka socota jaamacad ku taala dalka Ingiriisku dhowaan dalka u iman doonaan daraasaynta mashruucan. Mashruucan oo ujeeddadiisu…

                            Read More

                              “Wikileaks waa Website caalami ah,waxaas uu soo saaray dee horta lama beenin karo” La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo Dr Dixood

                              Hargaysa 16.July 2015 (SDN/QJ)-Dr. Cumar Cilmi Dixood, lataliyaha madaxweynaha Somaliland ee dhinaca siyaasadda, ayaa sheegay inaan la dafiri karrin xogta shabakadda siraha dunida faafisa ee Wikileaks soo bandhigtay kuna sheegtay in 18-02-2012 xukumadda Siilaanyo heshiis lagu samaynayo Federal la saxeexatay Somalia. Dr. Dixood oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in Wasiirkii arrimaha dibadda ee…

                              Read More

                                “Midowga Yurub wuxuu doonayaa inuu 20% ka jaro dhaqaalaha uu siiyo AMISOM.” Iyo Halista soo wajahaysa Madaxweyne Xasan Sheekh.

                                Nairobi 16.July 2015 (SDN/QJ)- Midowga Yurub oo ah maalgeliyaha ugu weyn ee ciidamada AMISOM ee Somaliya ku sugan ayaa la sheegayaa inuu qorshaynayo sidii uu 20% uga jari lahaa dhaqaalaha uu siiyo ciidamada AMISOM. Wargeyska Sunday Nation ee ka soo baxa wadanka Kenya ayaa dhawaan qoraywarbixin uu  ilo diblomaasiyadeed ka soo xigtay oo u sheegaysay…

                                Read More

                                  Maxaa ka Jira in Xukuumadda Masar Maalinta Ciidul Fidri ay Dal-dalayso Madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Mursi?

                                  Qaahira 16.July 2015 (SDN/QJ)- Dawlada Masar ayaa la sheegaya inay dil dal-dalaad ah ku fulin doonto Madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamed Mursil kadib markii dil lagu xukumay. Wararkan sheegaya in dilkan dal-dalaalad ah lagu fulin doono Maxamed Mursi, ayaa waxa lagu baahiyey Shabakadaha Bulshadu ku xidhiidho, waxaana sidoo kale baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta…

                                  Read More

                                    Wefti Sare oo Xukuumadda Somaliland ka socda oo Ceerigaabo gaadhay, Saluug laga Muujiyay isu dheeli tirkooda DAAWO

                                    Ceerigaabo 16 July, 2015 (SDN/QJ)- Xilli muddooyinkii ugu danbeeyey ay jiraan khilaafaadyo beeleed oo sababay dilal iyo arrimo kale oo ka dhex aloosan qaar ka mid ah beelaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo,ayaa waxa Shalay galab magaalada Ceerigaabo Soo gaadhey Wefti uu hor kacayey Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed X. Cali (Cadami) oo ay weheliyeen Wasiirka Khayraadka…

                                    Read More

                                      Wada Xaajoodyadii Puntland iyo Dawlada Federaalka oo Guul daro ku dhamaaday iyo arimaha la isku mari waayay

                                      Garowe 16.July 2015 (SDN/QJ)- Wadahadalkii magaalada Garowe uga socdey dowlada federaalka, Puntland iyo Jubaland ayaa guuldaro kusoo dhamaadey kadib markii qodobadii Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid la diidey. Kulankii shalay oo dib la isugu soo noqdey ayaa guddiyadii ka socdey maamulka Puntland, Jubaland iyo Federaalka waxaa mid walba ku adkeysay qodobada ay soo bandhigeen. Waftiga Ra’isal…

                                      Read More

                                        Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Sheegay in aanu Aqbalayn In Gudoomiyaha Awdal uu ku soo Farogeliyo Shaqadiisa DAAWO

                                        Berbera 16 July, 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa sheegay inaanu Gudoomiye Maxamud Cali Saleebaan Ramaax oo ka Mas’uul ah Gobolka Awdal aanu ka Yeelayn inuu Farogeliyo hawsha uu Gobolka Mas’uulka uga Yahay, Waxaanu Intaas ku daray in Gudoomiye Ramaax marka uu Yimaado Gobolka Saaxil uu si sharaf leh. https://www.youtube.com/watch?v=HMOXRBZe_XI

                                        Read More