Khasaaraha Weerar Al-shabaab Xalay Ku Qaadeen Ciidamo Kenyan ah
Mombasa:June,23,2015(SDN/QJ)-ugu yaraan Saddex kamid ah Ciidamada Militeriga dalka Kenya, ayaa dhaawacyo kala duwan gaadheen, kadib markii Al-shabaab ay qarax kula eegteen Gobolka W/Bari ee Dalka Kenya. Ciidamada booliska ayaa sheegay in qaraxaasi ay abaabuleen Ururka Alshabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday ciidamada booliska dalka Kenya. Qaraxa ayaa xalay ka…
