Itoobiya oo Qodobaysay Ahmiyadii uu lahaa Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Raysal Wasaare Hailemariam Dessalegn

    Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Dawladda Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixisay kulan Isniintii ku dhex maray magaalada Addis Ababa ee Itoobiya hoggaamiyayaasha Somaliland iyo Itoobiya Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Hailemariam Dessalegn. Wakaaladda wararka ee Itoobiya ayaa shalay baahisay inay labada hoggaamiye ka wada hadleen arrimo badan oo khuseeya danaha labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya. Wakaaladu…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo ka hadlay Hakadkii ku Yimid Fiisaha Dal Ku Galka Itoobiya oo haatan dhamaaday DAAWO

      Hargeysa, 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadlay hakadka ku yimi Fiisaha waddanka Itoobiya lagu galo ee Somaliland oo maalimihii u dambeeyey ay dadka doonaya inay u socdaalaan waddankaasi cabasho xoogan ka muujinayeen.   Wasiir Biixi oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa raaciyey “Xidhiidhka labada waddan aad…

      Read More

        “Itoobiya Waxay ka Heshaa Iibka Caanaha Geela Dekhli Dhan 3 Kun oo Dollar Sanadkii”

        Addis Ababa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Dawladda Itoobiya, ayaa shaacisay inay iibka caanaha geela dalkeeda ee loo dhoofiyo Somaliland, Jabuuti iyo Maamul-goboleedka Puntland ay ka heshay dakhli dan $300 kun oo dollar sannadkan lagu jiro ee 2015. Warbixin lagu baahiyey wakaalada wararka ee la yidhaah Walta Information Center, ayaa lagu sheegay in caanaha geelu qayb ka…

        Read More

          Qalalaase Nabadgalyo oo ka Dhashay Talaabo uu Madaxweyne Gaas Xilalkii kaga qaaday Taliyeyaasha Ciidamada

          Garoowe 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Madaxweynaha Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Cabdiweli Cali Gaas, ayaa dhibaato kala kulmay xil-ka-qaadis uu ku sameeyey taliyihii hore ciiddamada PIS-ta Mr. Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi-tare) iyo Taliye-ku-xigeenkii hore ciiddamada booliska Muxuyadiin Axmed Muuse, kuwaasoo diiday inay xilalka wareejiyaan. Sida lagu baahiyey shabakadaha wararka Soomaalida, cabsi xooggan oo dhinaca ammaanka ayaa ka…

          Read More

            Musharaxa Madaxtinimo Ee Xisbiga Ucid Oo Ku Hanjabay In Madaxwayne Siilaanyo Aanay Aqoonsanayn Marka La Gaadho 26 June DAAWO

            Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Musharaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dhameystir la’aanta heshiiskii axsaabta siyaasada iyo xukuumaddu wada jirka u gaadheen dhawaan iyo qorshohooda ku wajahan  dhamaadka  muddo xileedka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo ku eg oo 26ka June oo Beri ku Beegan 2015. Jamaal Cali…

            Read More

              Digniinta culus ee Faysal Cali-waraabe, dejinta Muuse Biixi iyo duur-xulka Cirro ee waxa laga yeelayo dhammaadka muddo-xilkeedka Madaxweyne Siilaanyo

              “Markay gaadho 27 July guddoomiyow (Muuse Biixi) haddaynu intaa xal heli wayno bal car waakaase Siilaanyo ha sii fadhiyo, haddii aannu…” Guddoomiyaha UCID Faysal Cali-waraabe “Hawlgalka ninka looga badan yahay inuu Guurtida qanciyaa waa adiga (Cabdiraxmaan Cirro).” Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi “Xukuumaddu malaha waxay ugu talogashay inay dalka mugdi geliso….” Guddoomiyaha WADDANI Cabdiraxmaan Cirro…

              Read More

                Sadexdii Madaxweyne ee Faransiiska isaga danbeeyay oo Maraykanku Basaasay iyo Hanjabaada Faransiiska

                New York 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Dawladda Maraykanka, gaar ahaan hay’adda ammaanka u qaabilsan ee NSA, ayaa laga helay xogo iyo dokumantiyo shaaciyey in ay basaasaytay saddexdii madaxweyne ee u kala dambeeyey xukunka dalka Faransiiska – Jacques Chirac, Nicolar Sarkozy iyo hoggaamiyaha waqtigan ee Francois Hollande. Sida uu iftiimiyey sir-faafiyaha la yidhaa Wikileaks oo Wargayska Jamhuuriya…

                Read More

                  Xildhibaan Tukaale oo Xukuumada ku dhaliilay Siday uga Takhalustay 12 Dal oo Aqoonsiga Somaliland u Ololayn Jiray

                  Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirbiil Tukaale oo ka mid ah mudaneyaasha aqalka Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Xukuumadda Madaxweyn Siilaanyo ku dhaliilay in mudadii shanta sanno ahayd ee ay dalka soo xukumaysay aanay ka hirgalin wax-qabad ah, waxaana uu tilmaamay in ay ka xukuumadda Siilaanyo ay baa’biisay siyaasaddii arrimaha dibadda Somaliland isaga oo sida oo…

                  Read More

                    Khasaaraha ka dhashay Weerar Muslimiin Gadooday ku Qaadeen Ciidamada Booliska ee Shiinaha

                    Beijing 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Ugu yaraan 18 qof oo isugu jira askar iyo dad rayid ah, ayaa ku dhintay weerar muslimiin gadoodsan ku qaadeen bar kaantarool oo booliska dalka Shiinuhu ku leeyihiin Gobolka Xinjian ee dalkaas shalay. Dawladda Shuuciga ah ee Shiinaha, ayaa xadgudub dhinaca shareecada islaamka ah kula kacday qoomiyaha muslimiinta ah ee ku…

                    Read More

                      Xisbiga WADDANI oo ka hadlay Cabbudhinta Saxaafadda Xukuumaddu ku hayso & Heshiiska Xisbiyada DAAWO

                      Hargaysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay tallaabada Suxufiyiinta Somaliland ka hawlgala loogu diido inay Madaxweynaha Su’aalo weydiiyaan marka uu dalka ka dhoofayo iyo marka uu Safarrada dibedda ka soo laabto oo uu ku tilmaamay cabbudhin lagu hayo madax-bannaanida Saxaafadda. Sidoo kale, waxa uu WADDANI ka hadlay heshiiska aan weli…

                      Read More

                        Xogo ka soo Kordhay Weerarkii Shalay ee Alshabaab ku qaaday Safiirka Isutaga Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho

                        Muqdisho 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab, ayaa weerar is qarxin ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo uu la socday safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho , halkaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof oo u badan askarta dawladda, halka dhaawacuna ka badan yahay afar ruux. Sarkaal ka tirsan booliska Soomaaliya…

                        Read More

                          Maayarkii Boorama Iyo Ku Xigeenkiisii oo Xukuumada Garab saar la lahaa oo Xilkii laga Xayuubiyay,Iyo Bedelkoodii oo la doortay DAAWO

                          Boorama, 24.June 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama oo maanta kal-fadhi yeeshay ayaa xilkii ka qaaday Maayirkii magaaladaas iyo ku xigeenkiisii, waxaanay doorteen maayar cusub iyo weliba ku-xigeen. Fadhigan oo uu goob joog ka ahaa gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa waxa ka soo xaadiray 18 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada…

                          Read More

                            Dowladda oo 25 sano kadib la soo noqonaysa hogaaminta mashaariicda ay Midowga Yurub ku taageeri jirtay Soomaaliya

                            Muqdisho, 24, June, 2015(SDN/QJ)-Ra’iiusl Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta shir gudoomiyey kulan ay ka soo qayb galeen Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Cadaalada, Wasiirada Haweenka, Wasiirada Waxbarashada, Wasiirada Caafimaadka, Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha, iyo Wasiir ku xigeenka Kaluumaysiga, iyo Ergo ka socotay Midowga Yurub, waxaana kulanka looga hadlay sidii…

                            Read More