Taariikhda Islaamka: Dowladii ama Khilaafadii Al-umawiya
Dowladdii ama khilaafadii al-umawiya waxay taariikhyahanadu isku raaceen inay tahay dowladdii ugu weynayd ee islaamka u talisa, sidoo kale reer banii umaya waa reerkii ama qoyskii ugu horreeyay ee islaamka xukuma. Caasimaddii dowladda amawiyiintu waxay ahayd dimishiq, aduunka waxay ka talinaysay 41_132dii hijriyada, waxay kasoo askumeen Umaya binu Cabdishamsi , amawiyiintu awood jirta ayay ahaayeen…
