Ismaciil Buubaa:“Waxaan Garawsaday In Dawlad Soomaaliyeed Aanay Iman Karin Haddii Aan La Aqbalin Somaliland oo Leh Awoodihii Dawladi Ay Lahaan Jirtay”DHEGEYSO/AKHRISO

    Dubai June 18,2015(SDN/QJ)- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre [Buubaa] oo kamid ah siyaasiyiinta dhalasho ahaan Somaliland ka soo jeeda balse aaminsan wixii laysku odhan jiray Soomaaliya ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday in hadda wixii ka dembeeya uu aaminsan yahay qaddiyada gooni isu taagga Somaliland, kadib markii ay waxba kama jiraan noqotay fikradii uu inta…

    Read More

      “Anigoo Ku Hadlaya Magaca Beesha Direed Weerarkii la igu dhaawacay ee lagu dilay Dirir waxaa abaabulay Villa Somalia.” Xildhibaan Boos

      Muqdisho:June,18,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdalla Boos Axmed oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Somalia, dhawaanna ku dhaawacmay weerarkii lagu dilay xildhibaan Yuusuf Dirir, ayaa qaadista weerarkaas ku eedeeyey Xarunta Villa Somalia ee Dalka looga taliyo. Xildhibaan Cabdalla Boos Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya midna aanu wax ka qaban dilkii badheedhka ahaa…

      Read More

        Natiijada Weerar Ismiidaaamin ah Oo Goordhaweyd Lagu Qaaday Xarunta Shirka Cadaado

        Cadaado:June,18,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Deegaanka Cadaado oo  uu kasocdo shir maamul lagu samaynayo, ayaa waxa kooxo naftood hurayaal ahi ku qaadeen weerar ismiidaamin ah oo qasaarayaal kala badani ka dhasheen. Dabley hubeysan oo watay gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa Weerar ku qaaday Dhismaha Kafaalo uu kasocdo Shirka ayna dagan yihiin Odayaasha…

        Read More

          Wargeys Caan ah oo Iclaamiyay Dhagar uu Madaxweyne Xasan Sheekh u Maleegayo Somaliland iyo Asbaabta uu ka Faa’iidaysanayo

          Washington 18.June 2015 (SDN/QJ)- Wargeyska aadka loo akhristo ee Indian Ocean newsletter ayaa cadadkiisii u dambeeyay ee bishan soo baxay wuxuu qoray warbixin uu kaga hadlay dagaal wejiyo badan oo uu Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku soo qaadayo Somaliland iyo Madaxweyne Siilaanyo. Wargeyska oo soo xiganaya ilo ka tirsan golaha wasiirada Somaliya, wuxuu sheegay…

          Read More

            Dawlada Uk oo soo bandhigtay Danaha Cilaaqaad ee ay la Wadaagto Somaliland Iyo Kulamo dhex maray iyaga iyo Madaxweyne Siilaanyo

            London 18.June 2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Ingiriiska ayaa shaac ka qaaday inay si dhow isaga kaashadaan Somaliland danaha ay wadaagaan, kulamo joogto ahna yeeshaan madaxda ka tirsan. Mr. Stephen Doughty, xildhibaan ka tirsan xisbiga mucaaradka Shaqaalaha (Labour Party) ayaa fadhi baarlamaanku yeeshay dorraad xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo arrimaha Barwaaqo-sooranka ku weydiiyey xilligii u dambaysay ee kulamo uu…

            Read More

              “Fadliga Iyo Waxyaabaha Ugaarka Ah Bisha Ramadaanka” Sh.Maxamed Cumar Dirir Xafidahullaah DAAWO

              Hargeysa,18.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta inoo Bilaabantay Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan oo Koobsatay Fadaa’il Tiro badan isla markaana uu Alle SWT ugu Talo galay inay ka faa’iidaystaan adoomihiisa Muslimiinta ah ee adeecay. Bishan Ramadaan ayaa Waxaa ku dhex jira Nimcooyin la inooga baahan yahay inaynu ku oogno Cibaado iyo alle ka cabsi. https://www.youtube.com/watch?v=mrbFoxH7oKk

              Read More

                Cali Sanyare Oo Ka Hadlay Shaambadii Uu Daahir Rayaale Ku Dhuftay Cali Warancadde Iyo Rajaddii Uu Ka Muujiyey In Udub Ku Soo Laabato Saaxadda Siyaasadda Ee Somaliland

                Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii qorshaynta xukumaddii Udub ee Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin hogaaminayey Md Cali Ibraahin Maxamed(Cali Sanyare) , ayaa ka dareen celiyey soona dhaweeyey Raaligelin uu markii u horeysay uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin u diray Jamaal Cali Xuseen iyo Cabdirashiid Xasan Mataan oo hore uu uga hor istaagay…

                Read More

                  Baarqabka Jabuuti Oo Dhakafaar Ku Riday Dawladaha Khaliijka Carabta Ee Dabku Ka Dhex Shidanyay Iyo Sida uu Giraanta Siyaasada u Wareejiyay

                  Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Khilaaf wejiyo badan oo mudooyinkanba ka dhex oognaa dalalka iskaashiga khaliijka iyo jamhuuriyadda jabuuti, ayaa haatan la tilmaamayaa inuu weji kale yeeshay, isla markaana uu saameeyay dalal badan oo mandaqadda iyo aduunkaba ah.  Falanqaynta mawduucan waxa warbixintan ka diyaariyay Muuse Jaambiir oo Ogaal ka tirsan. Khilaafka ka dhex qarxay Jabuuti iyo…

                  Read More

                    Xukuumadda oo ka Warwareegaysa Fulinta Go’aankii Guurtida ee Xal ka Gaadhista Khilaafkii Deegaanka Bali diiriye Iyo Wasiiro la Kulmay dhinacyada is haya DAAWO

                    Burco 18.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo uu Weheliyo Wasiirul dawlaha wasaarada Maaliyada Cismaan Saxardiid Cadaani oo Ku Sugan Magaaladda Burco ayaa Kulan la qaatay Madaxdhaqameedka Gobolka Togdheer gaar ahaan Cuqaasha Deegaanka Bali diiriye oo Xurgufi ku dhex martay Laba Beelood oo Walaalo ah. https://www.youtube.com/watch?v=L82aYYlSi-w

                    Read More

                      Wefti ka Socda China oo Xukuumada Somaliland kala hadlay Iskaashiga Ganacsi ee labada dal iyo Mawqifka Somaliland

                      Hargeysa,18.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada wershedaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa shalay kulan  ballaadhan la yeeshay masuuliyiin sar-sare iyo ganacsato ka socday dalka China, kuwaasi safar shaqo ku jooga jamhuuriyada Somaliland. Weftigan oo uu hogaaminayo agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga ee dalka China qaybteeda maalgeshiga Mr. Ji Shubin, ayaa waxay wasiirka warshadaha ka…

                      Read More

                        Sadexdii Cisho ee Tegay oo Safaarada Itoobiya ee Hargaysa ay Joojisay Bixinta Fiisayaasha,Cabashada Dadweynaha Iyo Dhawaaqa Wasaarada Arrimaha Dibada

                        Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Safaaradda Itoobiya ku leedahay Hargeysa, ayaa la sheegay in aanay wax fiisoyaal ah bixin muddo saddex toddobaad ah, iyadoo dadweyne arrintaas ka cadhooday cabasho la hortageen Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland shalay. Ilaa hadda hawlwadeennada safaaradda Itoobiya ee Hargeysa si rasmi ah ugama hadal sababta keentay inay fiisoyaal bixin waayaan muddo…

                        Read More

                          Siyaasi Kasoo Aayo Waayey Koonfurta Somalia Oo Kusoo Wajahan Somaliland Iyo Tanaasulkiisa Mabda’iisii Soomaaliweyn

                          Nairobi:June,18,2015(SDN/QJ)-Ismaaciil Horre Buubaa oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland, balse muddo dheer Aaminsaa Mabda’a Somaliweyn, isla-markaana xilal kala duwan kasoo qabtay Dawladihii Soomaaliyeed, shaaciyey inuu haatan ka noqday wixii uu hore u  aaminsanaa. Siyaasi Ismaaciil Hurre oo u waramayay Telefishanka Horn Cable ayaa sheegay in uu dib ugu laaban doono Somaliland, isla-markaana ay labada dal…

                          Read More

                            Waa Sidee Xaaladii Caafimaad ee Siyaasi Fu’aad Aadan-Cadde Iyo Imaanshihiisa dhawaan ee Caasimada Hargaysa

                            Istanbul 18.June 2015 (SDN/QJ)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee gobollada Bari Fu’aad Aadan-Cadde oo cusbitaal ku yaalla waddanka Turkiga, gaar ahaan magaalada Istanbul lagaga daawaynayo Xannuun uu muddo badan u jiifay, ayaa xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay isla markaana ka soo kabtay diif iyo awood-darro uu ku keenay xannuunka uu muddada u jiifay magaalada Hargeysa. Fu’aad Aadan…

                            Read More

                              Xeer-ilaaliyaha Guud ee Somaliland oo Difaacay Shir Somaliland lala Maseeyay Maamul Goboleedyada Somalia

                              Hargaysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Xeer ilaaliyaha guud ee  Somaliland    Axmed  Xasan  Aadan,  ayaa ka  xog-waramay  shir uu dhawaan kaga qayb galay dalka jamhuuriyadda Jabuuti, shirkaasi oo lagaga hadlayay  arrimaha Budhcad-badeedda iyo sidii looga hor tegi lahaa iyo sidoo kale dembiyadda ka dhaca Badaha. Shirkan oo ay wada-jir u qaban-qaabiyeen Wasaaradda Cadaaladda Jabuuti iyo haya’dda Midowga…

                              Read More

                                Midowga Yurub oo Jabuuti ku mataaneeyay Xeer-ilaaliyeyaasha Guud ee Somaliland,Somalia,Punt land iyo Galmudug

                                Jabuuti 18.June 2015 (SDN/QJ)- Hawlgalka Rayidka ah ee Midawga Yurub u qaabilsan adkaynta ammaanka dhinaca biyaha badda ee dalalka Geeska Afrika iyo galbeedka badweynta Hindiya oo la yidhaah EUCAP Nestor, ayaa magaalada Jabuuti ugu qabtay shir socday muddo laba maalmood ah xeer-ilaaliyeyaasha Somaliland, Soomaaliya, Puntland iyo Galmudug. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta…

                                Read More

                                  Hargaysa Hay’ad Dawladeed oo Dab Sudhay Daawooyin Wakhtigoodu Dhacay Oo Ganacsato Dalka Ku Soo Daabushay

                                  Hargeysa Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Hay’adda Dhawrista Tayadda Qaranka ee Somaliland, ayaa soo bandhigtay Dawooyin dhacay oo ay ku qabteen Madaarka Caalamiga ah ee Magaaladda Hargeysa,dawooyinkaasi oo dalka la soo gelinaayey iskuguna jiray noocyo kala duwan, ayaa ahaa kuwo dhacay oo Caafimaadka dadku hadii ay isticimaalilahaayeen halis u keenilahaa. Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayadda Cali Maxamed…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo iyo Furitaanka Mashaariic laga hirgaliyay Deegaanka Wado Makaahiil Iyo Dareenka Bulshada DAAWO

                                    Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu ka qaybgalay furitaanka Ceel biyood oo laga hirgeliyey Wado-makaahil horena uu u dhagax dhigay madaxweynuhu ceelkaasi. Madaxweynaha oo ka socdaalay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa gaadhay wado-makaail oo ka tirsan Degmada fara-weyne, madaxweynuhu markii u gaadhay goobtaasi waxa uu ugu horayn soo…

                                    Read More

                                      Raysal Wasaaraha Ingiriiska oo Fariin u diray Muslimiinta Dalkiisa ku nool Bisha Ramadaan Awgeed DAAWO

                                      London 18.June 2015 (SDN/QJ)-)-Raysal,wasaaraha Ingiriiska, ayaa bulshada Islaamka  dhambaal hambalyo ah u diray meelkasta oo ay ka joogan dunida Islaamka curashadda bisha barakaysan ee Ramadaan. “Qof kasta oo muslim ah iyo muslimiinta reer Uk waxay u tahay imtaxaan ah inuu cibaadaysto oo uu alle baryo.” “Bisha ramadaan waa waqti faa,iido u ah oo muslimiinta Ingiriisku…

                                      Read More