Fadwooyin Culimo Islaam ahi ka soo Saareen in Muslimiinta Saacadaha badan Af Xidhnaanayaa in aanay Soomin ee ay Mar danbe Qaleeyaan.

    Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Xasan Xalaawa oo ah xoghaya guud ee Golaha Fatwada ee Yurub ayaa waraysi uu siiyey shabakadda wararka ee Al-Jazeera, mar uu kaga hadlayey xaaladda soonka muslimiinta ku nool woqooyiga qaaradda Yurub oo sannadkan af-xidhnaan doona saacado 20 ka badan maalintii, waxa uu fatwooday in dadkaasi ay soonka sannadkan iska deyn…

    Read More

      Telefishanka Bulsho Oo Balaadhin Ku Sameeyay Baahintiisa Gobollada Galbeedka DAAWO

      Hargeysa Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Xaflad balaadhan oo lagu daah furayay  telefishanka  Bulsho Tv oo baahintiisa ku soo kordhiyay   goboladda galbeedka ee Awdal iyo Gabiley   ayaa lagu qabtay Hotel Imperial ee Caasimadda Hargeysa. Xafladaasi oo ay soo agaasimeen maamulka telefishanka Bulsho, ayaa waxaa   ka soo qayb galay masuuliyiin isugu jiray  xildhibaano, siyaasiyiin, culimo, madaxda TV-ga…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ku Hambalyeeyay Shacabka Somaliland iyo Shucuubta Islaamka

        Hargaysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, waxaanu ugu Bushaaraynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariikhda Miilaadiga ahi tahay 17/06/2015, Waafaqsana taariikhda Hijiriyada Islaamka oo ah 01/09/1436,   Madaxweynuhu waxa uu…

        Read More

          Hambalyada Qurbejoog.com ee Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan

          Hargaysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Caawa inoo Bilaabantay Bishii Barakada,Xasanaadka iyo Fadliga badnayd ee Ramadaan, Waa Bil Cibaado Waa Bil Koobsatay Nimcooyin uu allaha abuuray adduunku u gaar yeelay dadkiisa Muslimiinta ah ee adeecidiisa ajiibay. Shabakada Qurbejoog.com ama Somalidiasporanews.com Waxay asxaabta ku xidhan alle uga baryaysaa inuu Caafimaad qab,Cimri dherer iyo Cibaado Suuban inagu gaadhsiiyo…

          Read More

          40-Sanno Ka Dib Golden State Worriors oo Hantidey Koobka (NBA Basketball 2015) Daawo Ciyaarta oo Dhameystiran By Jaahuur.

          Cleveland-June-17-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaarha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo Cleveland State ee cariga Mareykanka oo lagu kala faraxashey koobka horyaalka ee NBA-da oo aay ku guuleysatey Golden State Worriors markii aay uga badisey 105-97 Cleveland. Haddaba Worriors oo koobkan aan idhaba saarin 40-sanno bal ila daawada ciyaarta farshaxan ee aay soo bandhigeen. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo iyo Xubno Golihiisa Wasiirrada Katirsan Oo Socdaal Gaaban ku Tegay Degmada Faro-weyne

            Faro-weyne:June,17,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Xubno kamid ah Golihiisa wasiirrada, ayaa socdaal gaaban saaka ku tegay Degmada Faro-weyne ee K/Galbeed Magaalada Hargeysa. Socdaalka Madaxweynaha oo ahaa mid aan hore loosoo shaacin, ayaa ujeeddadiisa lagu sheegay inuu la xidhiidho xogo-ogaal u noqoshada arrimaha Bulshada Halkaas ku dhaqan iyo waliba sidii uu xadhiga…

            Read More

              Dunida Caddaaladda Taqaanna Oo Si Weyn u Dhaleecaysay Xukunkii Lagu Riday Madaxweyne Mursi

              Ca’ira:June,17,2015(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaysa Dhaleecaynta Bulshada Caalamku dusha ka saarayso Xukun maalintii shalay Maxkamd ku taalla Waddanka Masar ay ku ridday Madaxweynihii hore ee Dalkaas Afgembiga lagag tuuray Maxamed Mursi xukun dil ah. Maraykanka oo ugu horreeya Dalalka Dhaleecaynta Jeediyey, ayaa ku tilmaamey  xukunkaas mid ay si qoto dheer uga wel-welsan tahay isla markaana ay ka…

              Read More

                “Cabdirashiidow Nin la garanayaan ahay meesha uu kasoo jeedana la garanayo Hooyadiina nin aan la xaman jirin baan ahay.”Gudd. Ramaax.

                Borama:June,17,2015(SDN/QJ)-Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax), ayaa si cadho leh uga jawaabay Hadallo dhawaan kaga yimi Dhinaca Musharraxa Jagada Madaxweyne-ku-xigeen ee Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan-mataan, waxana uu iska difaacay eedahaas oo ahaa qaar uu sheegay in shakhsiyaddiisa lagu weeraray. Ramaax oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Borama, ayaa tilmaamay inuu si weyn u dhibsaday…

                Read More

                  Akhri Magacyada iyo Qabiillada ay Kasoo Jeedaan Wasiirrada Cusub Ee Uu Soo Dhisay Madaxweyne Gaas

                  Garowe:June,17,2016(SDN/QJ)-kadib  toddobadyo  uu muran iyo is qabqabsi badani ka taagnaa isku shaandhayn la rabey in lagu sameeyo Golaha Wasiirrada Maamul-goboleedka Puntland, ayaa aakhirkii arrintaas  xalay lasoo gebogebeeyey, waxana madaxweyne Gaas iyo ku-xigeenkiisu isku raaceen inay xukuumad cusub ku dhawaaqaan. Isku shaandhayntan, ayaa sida muuqata taabatay ama saamaysay ugu yaraan 12 wasaaradood, kuwaasoo sagaal kamid ah…

                  Read More

                    “Sida loogu guulaysan karo Wada-hadallada Soomaaliya iyo loolanka Aqoonsi-raadinta waxa weeyi…” Prof Samatar DAAWO

                    Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sharraxaad ka bixiyey muhiimadda ay Somaliland u leedahay fahamka Aqoonta guud ee Cilaaqaadka Caalamiga ah, taas oo uu tilmaamay shuruudda kaliya ee hortaagan guulo ay Somaliland ka gaadho loollanka aqoonsi-raadinta beesha Caalamka. Prof Axmed Ismaaciil oo khudbad ku saabsan Cilaaqaadka Caalamiga ah (International Relations) u jeedinaya…

                    Read More

                      Taliye Fadal oo ka warbixiyey hawlgal ciidanka boolisku ku qabteen rag hubaysan oo rasaas adeegsaday iyo gaadiid ay wateen DAAWO

                      Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sareeyo Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa caddeeyey inay gacanta ku dhigeen koox hubaysan oo rasaas kala hortagay booliska, iyadoo falkaasina ka dhacay degaanka Masalaha ee koonfurta magaalada Hargeysa maanta. Taliye Fadal oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa gelinkii dambe ee shalay waxa uu sheegay inay Ciidanka…

                      Read More

                        Xogaha Isku Shaandhaynta Golaha Wasiirada Punt land iyo Waxa ka soo Kordhay

                        Garowe 17.June 2015 (SDN/QJ)- Isku-shaandheynta Madaxweyne Cabdiweli Gaas ku sameeyey Golaha Wasiirrada ayaa saameysey 12 wasaaradood, kuwaasoo sagaal kamid ah wasiirro cusub loo soo magacaabay saddex wasaaradoodna laysku beddeley wasiirradii horay u joogey. Wasiirada xilalkooda waayey ayaa kala ah: Wasiirkii Cadaaladda, Ismaaciil Maxamed Warsame. Wasiirkii Waxbarashada, Cali Xaaji Warsame. Wasiirkii Caafimaadka, Saadiq Eenow. Wasiirkii Amniga,…

                        Read More

                          Madaarki Berbera Oo Xidhan Shacbiga Oo ka Qaylinay Iyo Fashilka Wasiirka Duulista Warbixin DAAWO

                          Berbera 17.June 2015 (SDN/QJ)-Garoonkii Diyaradaha Ee Magalada Berbera oo Wasaarada Duulista Hawadu ku doodo Inay Ku Baxday Habayntiisa Malaayiinta Doolar Ayaa Mudooyinkan dabe Waxa uu Hoy U Noqday Xayawaanka Duurjoogta ah Halka Gegooyinka Kale Ee Diyaradaha Ee Gobolada kalena Ay Noqdeen Garoomo Ay Kubada Ku Ciyaraan Caruurtu. https://www.youtube.com/watch?v=r9ULIMUNX64

                          Read More

                            Kawaanka Gawraca Xoolaha ee Hargaysa oo Cayayaan ku dhashay kadib Hawl- gal nadaafadeed laga fuliyay DAAWO

                            Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)-Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa olole nadaafadeed ka fulisay kowaanka lagu gowraco Xoolaha ee magaalada Hargeysa oo cayayaan ku dhashay. Ololaha nadaafadeed oo noqonaya kii ugu ballaadhnaa ee dowladda Hoose ka fuliso Kawaanka Xoolaha Hargeysa, waxa dowladda Hoose ka sokow ka qayb-qaatay Ururka Iskaashatada Hilibka ee Nadafo iyo maamulka shirkadda Maandeeq oo…

                            Read More

                              “Walaahi anigaa Talaabo adag ka qaadaya ee Nin walowba Caruurtaada Qabso Boolisna ku aamini maayo” Gudoomiye Ramaax DAAWO

                              Boorama 17.June 2015 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ku hanjabay inuu tallaabo adag ka qaadayo dhallinyaro uu sheegay inay falal amni-darro ah ka gaystaan gudaha magaalada Boorama ee xarunta gobolkaas Guddoomiye Ramaax waxa uu sheegay in kooxo dhallinyaro ahi rabshado dil iyo kufsi dumarka ah ka wadaan Boorama, isla markaana aannu…

                              Read More

                                ‘Isma Casilayo, Hawsha Aan Qaranka U Hayana Waan Ku Kalsoonahay” Gudoomiyaha G.Togdheer

                                Burco 17.June 2015 (SDN/QJ)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Mr. Maxamed Muuse Diiriye, ayaa cod dheer ku beeniyey inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimada ee uu ka hayey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Badhasaab Diiriye oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Jamhuuriya isagoo ku sugan caasimadda Hargeysa , ayaa waxba kama jiraan iyo been-abuur cad ku tilmaamay war lagu baahiyey mareegta internetka…

                                Read More

                                  “QM waxay Hargeysa ku leedahay 22 xafiis, waana Xarunta ugu badan ee aanu Geeska Afrika ka joogno” Philippe Lazzarini

                                  New York, 17 June, 2015 (SDN/QJ)- Mr. Philippe Lazzarini oo ahaa madaxii hay’adaha QM ee Somaliland iyo Soomaaliya isla markaana ku magacow-naa ku-xigeenka Danjire Nicolas Kay, ayaa shaaca ka qaaday inaan hay’adaha QM iyo xafiiska UNSOM wax shaqo ah ku lahayn mowqifka siyaasadeed ee Somaliland. Philippe Lazzarini oo ahaa masuulka ugu sarreeya ee Qaramada midoobay…

                                  Read More

                                    “Waxaanu Doonaynaa Sidii Aanu Keydka Xogtooda Shaqaalaha U Xaqiijin La Heyn Una Xalili La Heyn Inay Mustaqbalka Noqdaan Kuwo Loo Kordhiyo Waxyaalaha Ay Qaataan Iyo Gunooyinkooda “ Wasiir Cabdi Aw Daahir

                                    Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka dhawaajisay inay arin ahmiyad weyn u leh Shaqaalaha dawladda u shaqeeya fulinayso, taasi oo ah sidii ay Mushahaaraadkooda iyo Gunooyinkooda si Cadaalad ah oo derooyin kala leh qof kasta u kala helaan, waxaanay dawladdu sheegtay inay wadaan hawlo lagu Xaqiijinaayo tiradda iyo Tayadda Shaqaalaha Dawladda loo kobciyo…

                                    Read More

                                      Maxaa Lagu soo Afjaray Khilaafkii Buurta Simoodi Iyo Wefti Xukuumadda oo Isaga daba noqonaya Deegaanka Baki

                                      Baki 17.June 2015 (SDN/QJ)- Khilaafkii ka dhashay buurta Siimoodi ee xukuumaddu heshiiska kula gashay shirkad Shiine ahi inay macdanta ka qodo, ayaa la soo afjaray kadib markii ay is-afgarteen dadka deegaanka iyo masuuliyiin ka tirsan dawladdu. Wefti ka socda xukuumadda oo uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Qaranka, Cilmi-baadhista iyo Tiknoolajiyada Md. Cali Xaamud Jibriil,…

                                      Read More