Al-shabaab Oo Markale La Wareegtay Tuulaayoon ku Yaalla Dhulweynaha Kenya
Mandhera:June,02,2015(SDN/QJ)-Dablay hubaysan oo Al-shabab katirsan, ayaa qabsaday Tuulooyin ku yaalla Deegaanka Mandhera, una khudbadeeyey shacabkii halkaas deggenaa. Sida wararku sheegayaan kooxahan oo inta badan xilliyadii habeenkii goobahaas soo gelaya, isla-markaana si weyn u hubaysan, ayaa shacabka wax dhibaato ah gaadhsiinin, waxana ay Khudbado ay masaajidada ka akhriyayaan ku sheegeen in Dawladda waddanka haysata oo gaalo…
