Soo laabashada Wasiirka Beeraha Somaliland iyo ka Warbixinta Safar uu dalka dibadiisa ugu Maqnaa
Hargeysa 03 June, ,2015(SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir Ibraahim oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa dalka ku soo laabtay, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan wasaaradda beeraha oo uu horkacayey agaasimaha guud ee wasaaradda Cabdilaahi Ismaaciil Faarax. Wasiirka, ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha Cigaal ee…
