“Muranka U Dhexeeya Labada Oday Ma Sahlana, Guurtiduna May Ahayn Inay Dalka Fad-qalalao Geliso” Xasan Guure

    Hargaysa 31.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Muj. Xasan Guure Jaamac oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa ka digay muranka u dhexeeya Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ee ku salaysan heshiiska Xisbiyada iyo Xukumadda. “Dalka gabigiisii hay’addihii sharciga ahaa ee aynu dooranay mid walba…

    Read More

      Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Wakiilada Oo Shir Caalami Ah Ka Qayb Galaya Dalka Jamaica DAAWO

      Hargaysa 31.May 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi waxaana ku wehelinayay laba Xubnood oo kale oo kala ah Xildhibaan Naasir Cali shire iyo Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari). Guddoomiyaha weftigan safarka ugu baxay dalka Jumaica ayaa sheegay…

      Read More

        Caasimada Somalia oo Qaadacday Tiro koobkii Dawlada Somalia

        Muqdisho 31.May 2015 (SDN/QJ)-Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta beeniyay tiro koob dhawaan ay soo saartay wasaaradda qorshaynta ee xukuumadda Somaliya,tiro koobkaasi oo uu ku sheegay in been abuur ah oo xaqiiqada ka fog“Anaga ayaa og dadka ku nool Gobolka Banaadir waana in wax nalaga weydiiyo, nin Saterlite…

        Read More

          Kormeerkii Madaxweyne Siilaanyo ee Xeryaha Qaxoontiga Yemen ee Berbera iyo Dareenkiisa DAAWO

          Berbera 31.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha jSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo booqosho ku jooga gobolka saaxil ayaa maanta booqdey meesha la dejiyey qaxoontiga ka soo cararaya colaada ka taagan dalka Yaman. Wasiirka wasaaradda Dib u dejinta ee JSL Md Cali Siciid Raygal ayaa Madaxweynaha iyo weftigiisa warbixin ka siiyey tirada qaxootigaasi, goobaha la akala…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo Booqdasho Xumad-jebin ah Saaka Ugu Tegay Maato Qaxooti ah Oo Kasoo Yaacday Dagaalada Dalka Yemen, Soona Gaadhay Berbera

            Berbera:May,31,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa Maanta Booqday Goobaha ay ku sugan yihiin dadka qaxootiga ah ee Ku sugan Magaalada Berbera, kuwaas oo dhawaan kasoo cararay dagaalada waddanka Yemen ka socda. Booqashada Madaxweynaha, ayaa xumad-jebin u ah cadho ka dhalatay Go’aan dhawaan Xukuumaddiisu  qaxootiga soomaalida ah ugu diiday innay kasoo degeen Dekedda Berbera,…

            Read More

              Al-shabaab Oo Hub iyo Gaadiid Ka Furatay Ciidamado Katirsan Dawladda Federal-ka Somalia

              Qoryooley:May,31,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose, waxa ciidamo katirsan Kuwa Dawladda Federalka Somalia laga furtay Hub iyo saanad kale, kadib markii Xoogaga Al-shabaab ay dhexda u galeen maalintii shalay. Warku waxa u intaas ku darayaa in Ciidanka Hubka laga furtay kasoo baxeen Degmada Qoryooley kuna sii jeedeen tuulada Farxaane…

              Read More

                Paris: Buundo Muhiim u ahayd Lammaanayaasha Is caashaqsan Oo Laga Mamnuucay In La Dhigo Qufullo Hore Loo Dhigi Jirey Iyo Sababta Oo La Shaaciyey

                Paris:May,31,2015(SDN/QJ)-Buundo caan ka ah waddanka Faransiiska, isla-markaana Lammaanayaasha is jeceli qufullo dhigi jireeen, ayaa la mamnuucay in Quful dambe la dhigo, kadib markii sida Maamulku sheegeen in qufulladii halkaas buux dhaafiyeen. Buundada Pont des Arts, oo iyadu ah mid can ka ah dalkaasi ayaa waxaa gabi ahaan darbiyadeeda buux dhaafiyay qufulo gaadhaya hal milyan, culeyskooduna…

                Read More

                  Warbixin: Somalia Oo Hoggaanka u Qabatay Waddamada Adduunka Ugu Musuqmaasuqa Badan

                  Berlin:May,31,2015(SDN/QJ)-Hay’adda Caalamiga ah ee Transparency International, ayaa soo saartay Warbixin Cusub oo ay ku sheegtay in Somali hoggaanka u hayso waddamada Musuqa ugu badani uu ka dhaco. Hay’adda Transparency International ee fadhigeedu yahay Germany,  ayaa Soomaaliya ku tilmaantay dal ku caan-baxay Dilkii Askarta Mareykanka, Diyaaradihii lagu soo riday Muqdisho ee Blackhawk Down, Budhcad-badeed & Qabiil…

                  Read More

                    “Saleebaan Gaal Waxa uu kabo-qaad iyo midiidin u ahaa Siyaad Barre. Waxa uuna Kaga Darnaa Cayda iyo Quudhsiga SNM.” Cali-gurey

                    Hargeysa:May,31,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey), ayaa luuqaddii ugu adkayd kula hadlay Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, waxana uu ku tilmaamay shakhsiyad waligeedba horumarka somaliland kasoo hor jeedday. War qoraal ah oo uu Guddoomiye Cali-gurey soo dhigay Bartiisa Face-book-ga, ayaa faahfaahin kaga bixiyey taariikh hore oo uu lahaa Guddoomiye Saleebaan, gaar ahaan…

                    Read More

                      Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda oo shir muhiim ah uga qayb galay magaalada Abidjan ee Dalka Ivory Coast

                      Abidjan May 31,2015(SDN/QJ)-Ku xigeenka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda FS mudane Maxamud Xayir ayaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast uga qayb galay shirkii sanad laha ahaa ee Banigiga Hormarinta Africa, Shirkaana yaa ka duwanaa shirarkii hore, waxaana sanadkaan uu ku soo beegamay sanadguuradii 50 aad ee ka soo wareegatay asaaskii Bangiga Horumarinta Africa. “Waxaa Abidjan ka…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wafti ka socday dalka Shiinaha

                        Muqdisho, 31, May, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda oo ay ka mid yihiin; Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda, Wasiiru Dowlaha Waxbarashada, Wasiir ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha, Wasiir ku Xigeenka Kaluumaysiga, ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wafti balaaran oo ka socday…

                        Read More

                          “Dabcan kordhinta Guurtidu waa Dastuuri, laakiin Madaxweynuhu wuxuu sameeyn karaa Digareeto uu kaga soo horeeysiin karo…” Axmed Yuusuf Yaasiin

                          Hargeysa (SDN/QJ)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa soo dhaweeyey go’aanka Saddexda Xisbi isku raaceen ee ku saabsan muddo kordhinta loo sameeyey Xukuumadda, waxaanu tilmaamay inuu go’aanka Guurtidu yahay Dastuuri balse Madaxweynuhu uu soo saari karo Digreeto uu kaga soo horeeysiin karo Doorashada muddo kordhinta Guurtida. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo oo Goor dhawayd Gaadhay Magaalada Berbera iyo Ujeedada Socdaalkiisa SAWIRO

                            Berbera 30.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa galabta gaadhay magaalo madaxda gabolka Saaxil ee Berbera safarkan ayaa ah mid muhiima oo madaxweynuhu xadhiga kaga jari doono mashaariic horleh oon hore dalka u soo marin loogana hirgelin oo ay ka mid yihiin xarunta shaybaadhka ee shidaalka dalka soo gala, iyo kuwo…

                            Read More

                              Somaliland oo Shaacisay Xiliga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa Sare Iyo Tirada u fadhiisanaysa

                              Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee dalka laga qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasallada 8-aad iyo 4-aad. Wasiirka waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole oo uu weheliyo Gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka Daa’uud-gadhweyne, ayaa ku dhawaaqay xilliga rasmiga ah ee Imtixaanka. “Waxaan ku dhawaaqayaa in Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 8-aad…

                              Read More

                                Habka Somaliland Dabka Uga Dhalisay Digada Xoolaha DAAWO

                                Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)-Wasaaradaha Macdanta iyo Deegaanka ee JSL ayaa maanta soo bandhigay mashruuc lagu guulaystay oo dabka wax lagu karsado lagaga dhalinayo waxyaabo ay ka mid yihiin Digada Xoolaha, Cuntada hadhaaga ah iyo xashiishka uu ka mid yahay xaabka geeduhu, iyadoo xiligana lagu talo jiro in laga dhaliyo dabka laydh tiriiga, waxaana la soo…

                                Read More