Wasiirka Xidhiiidhka Golayaasha Qaranka Ee Somaliland oo kulan la yeeshay Xildhibaano ka tirsan Aqalka Baarlamaanka UK
London March 12,2015 (SDN / QJ ) – Wasiirka xiriirka Golleyaasha Somaliland Md Cali Jibriil Xaamud ayaa kulan la yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka UK., war saxaafada loogu talo galay oo uu kula kaa ka soo saaray ambassador Kaysar Cabdilaahi Maxamed ayaa sidan u qornaa: “Wasiirka Xidhiiidhka Golayaasha Qaranka Ee Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil…
