“Waxaan doonaynaa inaan u ogolaano shirkadda gaarka loo leeyahay soo saarista tamarta korontada, si loo gaadho isku-filaansho koronto,” Wasiirka Tamarta Jabuuti
Jabuuti 13 March, 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Jabuuti ayaa meelmarisay go’aan fasaxaya in muwaadiniinta dalkaasi iibin karaan Tamarta korontada guud ahaan dalka, in awoodda Qaybinta iyo Maamulka Korontada ay yeelan doonto Wakaaladda Korontada ee Jabuuti. Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Jabuuti Cali Yacquub Maxamuud, ayaa sheegay in xukuumaddoodu meelmarisay go’aan u ogolaanaya muwaadiniintooda inay…
