Faransiiska Oo Dhalashada Dalkooda Ku Abaalmariyey Muwaadin u dhashay Maali Oo Geesinimo Muujiyey

    Paris:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Kadib weerarkii dhawaan lagu qaaday Gudaha Magaalada Paris, waxa warbaahintu hadal haysaa muwaadin u dhashay dalka Maali oo tallaabo geesinimo ah oo uu muujiyey abaalmarin ku helay. Muwaadinkan oo magaciisa  lagu sheegay maliLassana Bathily oo ah 24 jir, isla-markaana ah nin islaam ah, ayaa loo aqoonsaday inuu noqday Geesi badbaadiyey nafta tiro dad ah oo…

    Read More

      Warar Dheeraad ah Oo Laga Helayo Markab Kalluumaysi Oo Soo Galay Gacanta Dawladda Somlia Iyo Qiimaha Kalluunka Dushiisa Saaran

      Muqdisho:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Markab si sharci darro ah uga kalluumaysanayey xeebaha Somalia, ayaa waxa Gacanta ku dhigay Ciidanka Badda ee somalida, waxana soo baxaya warar dheeraad ah oo markabkaas laga helayo. Sida ay sheegayaan wararka aanu haynaa waxa uu markabkani si lama filaan ah ugu soo xidhay Meel u dhaw dekedda Muqdisho, waxana uu dalbaday caawimaad, iyagoo shaqaalaha…

      Read More

        Qarax Muqdisho Ka Dhacay Oo Lagu Dilay Sarkaal Katirsan Ciidanka Militeriga Somalia

        Muqdisho:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Agagaarka Xerada 77-ka ee Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho, ayaa xalay wax aka dhacay qarax xoogan oo lala eegtay Gaadhi uu watay Sarkaal Ciidanka ka tirsani. Qaraxa oo ahaa mid aad u xoogan ayaa waxaa lagu soo xidhay gaadhi  uu watay mid kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Militariga ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, sida laga soo xigtay…

        Read More

          Xilliga Madaxweyne Erdogan Somalia Tegayo Oo La Shaaciyey Iyo Diyaargarow Hoose Oo La Wado

          Stanbul:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Saraakiil sare  oo katirsan Dalka Turkiga ayaa shaaciyey xilliga rasmiga ah ee uu madaxweyne  Recep Tayyip Erdogan booqashada ku tegi doono Somalia, taas oo ku beegan horraanta sanadka cusub ee aynu ku jirno. Madaxweyne Erdogan ayaa Bishan gudaheeda soo gaadhi doona Muqdisho waxa uuna sida la shaaciyay la kulmi doonaa Madaxweynaha Dalka Soomaaliya mudane Xasan…

          Read More

            Xasan Sheekh Iyo Ra’isal Wasaare Sharma’arke Oo Farriin Aanay Ku Farxin ka Helay Dalka Maraykanka

            Muqdisho:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Xasan sheikh oo wali dhex dabaalanaysa Muran siyaasadeedkii Galaaftay Ra’isal waraasihii hore, ayaa waxa farriin arrintaas lagaga digayo soo gaadhsiiyey Wafti ka socda dalka Maraykanka oo maalmahan kulan aqalka  madaxtooyada kula lahaa Madaxweyne Xasan sheikh. Waftigan oo aan magacyadooda iyo xilalkooda la shaacin, ayaa shirka ay xasan Sheekh la yeesheen sidoo kale kula kulmay…

            Read More

              Aqal Ku Yaalla Bariga Dalka Belgium-ka Oo Laga Helay Dabley Hubaysan Iyo Israsaarayn dhimasho Keentay

              Verviers:Jan,16,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo dalka Belgium-ka, ayaa sheegay in laba nin ay ku dhinteen kadib ciidanka Boolisku weerar ku qaadeen  aqal ku yaalla  Bariga dalkaasi oo lagu sheegay Koox Argagixiso ah oo Hubaysan. Saraakiisha deegaanka ayaa sheegaya in howl galka uu ka dhacay magaalo lagu magacaabo Verviers, iyadoo la soo warinayo in qof saddexaad uu ku…

              Read More

                Badheedhihii Xaglo Toosiye,Baqo ka soo Cararkii Buuhoodle ee Gudoomiye Baashe M.Faarax ee Boqrida Garaadka Deegaankaas {DAAWO}

                Buuhoodle 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax oo ay Weheliyaan Wasiirka Hawlaha Guud Md.C.risaaq Khaliif Axmed iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Cabdiwaaxid C.qaadir C.raxmaan oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa ka dareeray Madal dhaqan oo lagu Caleemo saarayay Garaadka Guud…

                Read More

                  Socdaalkii Madaxweynaha ee Gobolka Awdal,Ka Jawaab La’aanta Tabashadooda iyo Ka Soo Caraabidii Magaalada Boorama DAAWO

                  Boorama 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maalintii Shalay Waxaa u Bilaabmay Kormeer uu ku soo marayo qaar ka mid ah Gobolada dalka si uu ugu kuurgalo Xaaladaha Nabadgalyo iyo Nololeed ee Deegaamadaas. Madaxweynaha ayaa Lugta Socdaalkiisa ka bilaabay Degmada Arabsiyo ee Gobolka Gebilay Waxa uu uga sii Gudbay…

                  Read More

                    Agaasimayaal la Kala Wareegay Xilal Idaacadeed oo Hoos taga Warfaafinta Somaliland iyo Weedhihii laga Jeediyay {DAAWO}

                    Hargaysa 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Maxamed Cilmi Aadan ayaa Xilalkii u Kala Wareejiyay Agaasimihii Hore ee Waaxda Idaacadaha ee Somaliland Siciid Aadan Cige iyo Agaasimaha Cusub ee Wasiir Cukuse u magacaabay Weriye Xasan Maxamed Yuusuf taas oo lagu qabtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta ee Caasimada Hargaysa. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                    Read More

                      “iyaga oo ah Xildhibaano Ay soo doorteen Shacabku Maxkamadina Aanay Danbi ku soo oogin,Cafiska uu madaxwaynahu u fidiyay waxaan u arkaa” Murashaxa Madaxweyne Xigeen ee Ucid

                      Hargaysa 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay laba Xildhibaan oo ka tirsan Golaha deegaanka Boorama oo Madaxweyne Siilaanyo cafis u fidiyay. Cabdirashiid Xasan Mataan oo  warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargesa, waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Wax kasta Oo Ka dhacaya Gobolka Awdal waxaanu…

                      Read More

                        Aqlabiyada Mudanayaasha Baarlamanka Somalia oo Gaashaanka Ku Dhuftay Dhismaha Xukuumada Raysal Wasaaare Sharmaarke iyo Raysal Wasaaraha oo Dalbaday in Dib loo Dhigo Xiligii uu Baarlamanka u soo Gudbin lahaa dawladiisa

                        Hargaysa 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo dood kulul ka yeeshay manta codsi ka yimid ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ahaa in dib loogu dhigo xilliga uu xukuumaddiisa la horkeenayo baarlamaanka, iyadoo xildhibaannadu ay cod aqlabiyad ah ku diideen codsiga ra’iisul wasaaraha. Ra’iisul wasaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa dalbaday in xilliga xukuumaddiisau u…

                        Read More

                          Daawo:Xildhibanada Golaha Deegaanka Oo Manta Ka Soo Horjeestay Go,aankii Wasiirka Arimaha Guduhu Wadooyinka Ku Badalay Iyo Xildhibanada Iyo Duqoo Kulan Aan Caadi Ahayn ka Yeelana

                          Hargeisa 15/1/2015(SDN/QJ)Xildhibanada golaha deeganka hargeisa ayaa maanta ka soo horjesat  go,aankii wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ku badalay nidaamkii wadooyinka magalada hargeisa iyagoo xildhibanadu  ku tilmaamay go,aankasi mid uu wasiirku ku degdegay taasina ay shaqadooda tahay  Iyagoo wasiirkana ugu baaqay inuu faraha kala baxo http://www.youtube.com/watch?v=3rtEBw6KAmI Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Xildhibanada Golaha Deeganka Hargeisa Oo Maanta Ka Soo Horjeesat Go,aankii Wasiirka Ariamaha Gudaha Somaliland Ku Badalay Qaabka Wado Marista Magalada Hargeisa

                            Hargeisa 15/1/2015(SDN/QJ)Xildhibanada golaha deeganka hargeisa ayaa maanta ka soo horjesat  go,aankii wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ku badalay nidaamkii wadooyinka magalada hargeisa iyagoo xildhibanadu  ku tilmaamay go,aankasi mid uu wasiirku ku degdegay taasina ay shaqadooda tahay  Iyagoo wasiirkana ugu baaqay inuu faraha kala baxo shaqada dawlada hoose iyagoo geesta kale ugu baaqay…

                            Read More

                              Waftiyo Miisaan Culus leh Oo Ka Kala Socda Puntland iyo Somaliland Oo La Filayo Inay Maanta Ku Kulmaan Munaasibad Dhaqan Oo Buuhoodle Ka Dhici Doonta Iyo Dhoollatus Siyaasadeed Oo Halkaas Laga Filayo

                              Buuhoodle(SDN/QJ)-Magaalada Buuhoodle ee Caasimadda Gobolka Buuhoodle, waxa Maalintii shalay soo gaadhay Wafti Ballaadhan oo ka socda Maamul-goboleedka Puntlad, kaas oo uu hoggaaminayey Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaas Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar  Camay. Mudane Camay waxa Wehelinayey Xildhibaanno, wasiirro iyo madax dhaqameed kale, waxana uu markii ugu horraysay Halkaas gaadhay tan iyo markii xilkaas loo doortay muddo sanad…

                              Read More

                                Hooyo Soomaaliyeed Oo Dacwad Kusoo Oogtay Dawladda Holland Iyo Nuxurka Eeddeedu ku Foorarto

                                Feynoord:Jan,15,2015(SDN/QJ)-Hooyo somaliyeed oo ku nool dalka Holland, ayaa ku dhiirratay inay maxkamad la tiigsato Xukuumada Hollan oo ay ku eedaynayso inay Halis gelisay Nolola Saddex Hablood oo ay dhashay. Dawcadda Hooyadani soo oogtay ayaa salka ku Haysa Saddex Hablood oo hooyadani dhashay, kuwaas oo xukuumadda Holland ay gelisay safar dheer oo  lagu tegay Dalalka Yemen…

                                Read More

                                  Ismarinwaa Ka Taagan Xilliga Xukuumadda Cusubi Hortegi doonto Baarlamaanka Iyo Ra’isal Wasaaraha Oo Codsi u diray Golaha Shacabka

                                  Muqdisho:Jan,15,2015(SDN/QJ)-Hal maalin kadib markii uu Guddoomiye Jawaari iclaamiyey xilliga rasmiga ah ee Xukuumada cusub la horgayn doonto Baarlamaanka, ayaa waxa soo baxaya Khilaafyo arrintaas ka taagan kadib markii Ra’isal wasaaraha iyo xubnaha Golaha Shacabku isweydaarsadeen Qoraalo iska soo horjeedo oo la xidhiidha Mudaynta Ansixinta Xukuumadda. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa waxa uu Guddoonka Sare Baarlamaanka weydiistay in…

                                  Read More

                                    Khasaare Nafeed Ka Dhashay Dagaal Al-shabaab Ku Qaadeen Gudaha Dalka Kenya

                                    Lamu:Jan,15,2015(SDN/QJ)-kooxda Al-shabaab, ayaa mar kale maalintii shalay weerar ku qaadday Gudaha Dalka Kenya, waxana ay is haleeleen Ciidanka Militeriga goobo ku yaaalla gobolka Xeebta ee Lamu. Ciidamada Kenya, oo ka tirsan Hawlgalka Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa ku socday waqooyiga meel ku dhow soohdinta Soomaaliya markii la weeraray, sida ay Kenya Ciidankeedu sheegeen, waxana Halkaas…

                                    Read More