Guddoomiyihii Degmada Xamarweyne Oo Xalay Xorriyadiisii Dib u Helay Kadib Eedo Musuqmaasuq Oo Lagu Sheegay
Muqdisho:Jan,18,2015(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo ah Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne, ayaa xalay xilli dambe xorriyadiisii dib u helay kadib markii loo xidhay arrimo musuqmmaasuq la xidhiidha raashin dad qaxooti ah loo qabinayey. Tuhunka Guddoomiyaha loo xidhay, ayaa salka ku hayey Raashin gargaar ahaa oo dad danyar ah loogu talogalay oo dhawaan lagu soo bandhigay Saldhigga Degmada …
