Golaha Guurtida oo soo dedejiyay Qabsoomida Kalfadhigoodii 55aad iyo Asbaabaha Keenay

    Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Kal-fadhiga 55-aad ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa wakhtigiisii laga soo qadimay, qadimaada kal-fadhigan ayaana lagu sababeeyey arimo badan oo muhiiim ah, iyada oo Golaha Guurtidu ay ku jiraan fasaxoodii caadiga ahaa. Haddaba Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa lagu sheegay in hore loo soo qaddimay Kalfadhiga…

    Read More

      Xisaabiyeyaasha Dawlada iyo Agaasimayaasha Hay’adaha Madaxa bannaan ee Somaliland oo Hargaysa Tababar loogu soo Xidhay DAAWO

      Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisaabiyaha Guud ee Qaranka  Md Maxamed Cabdi Bede & Gudoomiyaha Hay;adda shaqaalaha Dawladda Md Nuux Sh Muuse Ducaale ayaa  Mac-hadka tababarka shaqaalaha Dawlada tababar ugu soo xidhay dhamaan Xisaabiyayaasha Wasaaradaha iyo hay’adaha Madaxa banaan ee dawladda Somaliland. Tababarkan Waxaa Agaasinkiisa leh Ururka ay ku bahoobeen Xisaabiyeyaasha Somaliland.

      Read More

        “Uma sharaxi kartid kuwa u ololeeya haweenka, maxaa yeelay ma aaminsana doorka hooyonimadda.” Madaxweynaha Turkiga

        Ankara 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inaanay dumarka iyo Raggu sinnayn, isla markaana si weyn u dhaliilay ololeyaal ku saabsan isku dhererinta raga iyo dumarka oo indhaha ka laliya fekerada hooyonimadda. Sida lagu faafiyey waregeyska Tribune, oo ka soo baxa dalka Turkiga, Madaxweyne Erdogan, oo ka hadlayey kulan lagaga…

        Read More

          “Siyaad Barre ka bacdi maad maqasheen Maxkamad wareegaysa, Maxkamad Badhasaab wato, oo Tuulo la gaynayo oo dadka lagu xukumayo,Somaliland ayay ka Dhacday” Xildhibaan Rayte

          Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ibraahim Jaamac Rayte, oo ka mid ah xisbiga Waddani, ayaa si adag u dhaliilay Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa, waxaanu ugu baaqay inuu doorashada wakhtigeeda ku qabto. Xildhibaan Rayte oo dalka Sweden kaga qayb galay munaasibad loo sameeyay xisbiga Waddani, wuxuu ammaanay doorka hoggaamineed ee guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxaanu sheegay inay astaamo…

          Read More

            Abwaanka Qarniga Abwaan Siciid Ilko Jiir oo Ku biray Xisbiga Wadani Guubabo u Diray Tageerayasha Wadani iyo Maanso u ugu talagalay daawasho Wacan

            London26Nov14(SDN/QJ)Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa soo dhaweeyey Abwaanka Qarniga SIciid Abukar Ilko Jiir oo ku soo biray Xisbiga wadani , waxa kale oo ka soo qayb galay dhamaan laamaha Xisbiga wadani ee Uk waxanay gacmo furan ku soo dhaweyeen Abwaanka Qarniga oo lagu xasuusto Heeso wadaniya iyo heeso kale u sameyey…

            Read More

              R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku timid Marxuum S/G Cumar Xaaji Masalle

              Muqdisho Nov26, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya dhammaan qoyska,qaraabadii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Marxuum Sareeye Gaas Cumar Xaaji Masalle, oo xalay ku geeriyooday magaalada Lassester ee dalka Ingiriiska. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa tilmaamay marxuumku…

              Read More

                Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland oo qoraal ka soo saaray Khilaafka dawlada Soomaaliya

                Garoowe Nov 25,2014(SDN/QJ)-Hadaanu nahey Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland waxaanu ugu Baaqeyna Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iney xaliyaan khilaafkooda sii jiitamaya isla markaana carqaladeyna Geedi socodka iyo Hiigsiga 2016, kuna xaliyaan qaab waafaqsan Dastuurka Dalka u yaala.  Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland wuxuu Xusuusinayaa Madaxda Dalka Soomaaliya in Umada Soomaaliyeed ay ka daaleen kana niyad…

                Read More

                  Madaxweynaha tacsi u diray qoyska Marxuum Cumar Xaaji Maxamed

                  Muqdisho Nov 25,2014- Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedraaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Sarreeye Gaas Cumar Xaaji Maxamed, oo ku geeriyooday magaalada Leicester ee dalka Britain. Madaxweynuhu wuxuu sidoo kale tacsi taa la mid ah u diray Ilaaheyna uga baryay Samir qoyska iyo ehelada Marxuum Cumar Xaaji Maxamed, oo ka…

                  Read More

                    Rabshado Xoogan oo u dhexeeya Dadka Madowga ah ee Maraykanka iyo Ciidamada Amaanka oo Ruxay Magaalada Ferguson iyo Obama oo ka hadlay

                    Ferguson 25.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dalka Maryaykanka Barack Obama, ayaa Dalbaday sidii loo joojin lahaa Rabshadaha ka socda Magaalada Ferguson, kuwaas oo ka dhashay Dilka Wiil dhallinyaro ahaa oo madow ahaa, kaas oo uu toogtay Askari ka tirsan Ciidamada Ammaanku. War kooban oo laga soo saaray xafiiska Madaxweyne Obama ayaa waxaa loogu baaqay dadka Ferguson…

                    Read More

                      Xukuumada Somaliland oo ka Qaylisay Xadgudubyada Haweenka Lagula Kaco oo Figtii u Saraysay Maraya DAAWO

                      Hargaysa 25.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa soo saartay war saxaafadeed ku saabsan tacaddiyada loo gaysto haweenka kaasoo lagu beegay maalmaha caalamiga ah sanad walba la xuso joojinta tacadiyadaasi. Sida lagu Sheegay Warsaxaafadeedka Wasaarada Shaqada Xadgudubyada Haweenka la soo dersay ayaa kala ahaaa Sannadkii 2010kii 105 Kiis,Halka Sannadkii 2011kii uu ahaa 130…

                      Read More

                        Mudanayaal ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Xaaraan ku Tilmaamay Cashuuraha lagu soo rogay Saxaafada Madaxa Bannaan Daawo

                        Hargaysa 25.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland,ayaa sharci darro ku tilmaamay cashuurta lagu rogay warbaahinta madaxa bannaan. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble,Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa dhammaantood sheegay in ay sharci darro tahay qaadista cashuur aan golaha wakiiladu sharciyayn. Ugu horrayn Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro…

                        Read More

                          Daawo:Wasiirada Deeganka Oo Maanta kulan La Yeelatay Agasimayasha Waxyaha Wasarada Deeganka Iyo Hayadaha Wasrada Dhinaca Deganka Kala Shaqeya

                          Hargeisa 25/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Wasaarad Deeganka Iyo Horumarinta Somaliland Shugri Isnacii Bandare Ayaa Saaka Kulan Ay Isagu Yeedhay Agaasimayaasha Waxahaa Kala Duwan Ee Wasarada Iyo haayadaha Wasaraa Kala Shaqeya Dhinacyada Deganka  Ayaa  waxa Kulankaasi Kaga War  Bixisay Waxii U Qabsoomay  Mu7adadii Ay Wasaradsi  Joogtay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Daawo:Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Sharci Daro Ku Tilaamay Lacagaha Wasarada Maliyadu Ku Soo Rogtay Saxafad Madaxa Banaan

                            Hargeisa 25/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha BaarlamaankaSomaliland C/raxman Maxamed C/laahi Ciro Ayaa Saka  Ka Hadlay  Xerka Cshuuraha Saxafa Ee Wasiir C/alhi Cukuse Dhawaan Dhaqanjliyey  Taasi Saxaafada Somaliland Si  Cad Uga Soo Hor Jeestee Isagoo guddmiyuhu Tilamaamay Inuu Xerku Ansax Noqonayo Markuu Goluhu Ogolaado Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Daawo jaamac Riyo oo si adag u dhaliilay Xukuumada

                              Hargeysa Nov 25,2014(SDN/QJ)-Abwaan jaamac Riyo oo ka mida golaha guurtida ayaa Xukuumada ku eedeeyey inay gaf ka gashay degmada axmed dhagax, iyadoo Xukuumadda Wakhtigeedii Gabaabsi  yahay, Haddana waxbaa u sii dheeroo Waxad Mooddaa qaab warwar inay ku jirto, kuwaas oo ay kamid yihiin Reer Soo Dhawee, Reerna Geeska Yara Geli, taas oo  ah Astaamaha Digtaytarka.”…

                              Read More

                                “Iska ilaaliya Kamaradaha la idinla soo dhex galayo Markaad Xaflada aroos leedihin,waxaa loo Rogayaa Taageerayaal……….” Xoghayaha warfaafinta Xisbiga UCID

                                Hargeysa Nov 25,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Yusuf Keyse ayaa daboolka ka qaaday khidad ay TVga qaranku isticmaalaan oo ay ku muujinayaan in xisbul xaakimka ay ku biireen dad laga been abuuray oo UCID ka digo rogtay. Xoghayaha ayaa shicibka uga digay in Tvga Qaranku aroosyadooda doobaan ka dibna ay ka beensheegaan oo…

                                Read More

                                  Yuusuf Garaad Oo Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Khilaafka Hoggaanka Dawladda Somalia Ugu Sarreeya

                                  Muqdisho:Nov,25,2014,(SDN/QJ)-Tifaftirihii Hore ee Idaacadda BBC-da, haatanna kamid ah Siyaasiyiinta Somaliyeed, Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa si xikmadaysan uga Hadlay Khilaafka maalmahan Hadheeyey Hoggaanka Xukuumadda Somalia. Yuusuf Garaad oo qormo dheer kaga Hadlay arrintan, ayaa tilmaamay inaanay Hoggaanka Soomaalidu waxba ka baranin Casharrada ay ka dhex arkaan Wakhtiga, isla-markaana aanay ka faa’iidaysan dhibaatooyinka Nolosha ee Soo…

                                  Read More

                                    “Ta aanaan ka Gam’aynin aniga iyo Inta aan xiskooda lala isticmaalini waa Dib-u-hunguraynta Xukuumadd Ee Reer A/Dhagax “Xildh. Jaamac Riyo

                                    Hargeysa:Nov,25,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jaamac Riyo oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Ka Hadlay Xod-xodasho ay Xukuumaddu dhawaanahan ku Hayso shacabka Reer A/Dhagax oo uu Mudanuhu Dhalasho ahaan kasoo jeedo, waxana uu tilmaamay in dhaqanka Xukuumadda ee Deegaanadaasi yahay mid aan caqliga saliimka ah gelaynin. Xildhibaanka oo shalay warbaahinta La Hadlay, ayaa sheegay in tallaabooyinka ay…

                                    Read More