Cali Khaliif Oo Faahfaahiyey Sababta Xasan Sheekh Dhabarka Ugu Jeediyey Maamulkiisa Ma-dhalayska ah
Washington:Nov,25,2014(SDN/QJ)-Cali Khaliif Galaydh oo sheegta Madaxweynaha Khaatumo, ayaa Ka Hadlay Cago-jiidka Maamulkiisa kasoo wajahay Dawladda Federalka somalia oo uu tilmaamay inay Hagratay. Cali Khaliif oo la Hadlay Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay inuu aaminsan yahay In Xasan Sheekh aanu ka Gudan Waajibkii Shacabka Khaatumo ku lahaayeen, “Dadka Khaatumo way ka dheregsan yihiin inay Aayahooda ka tashadaan…
