Cashuuro Cusub oo Wasaaradda Maaliyadu ku soo Rogtay Qaar ka Mid ah Telefishanada dalka ka hawl gala Akhriso
Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland,ayaa warbaahinta madaxbanaan,gaar ahaan TV-yada ka doonaysa cashuur sanadeedyo isku liaaqan oo kala duwan kuwaasoo kala ah canshuurta macaal-mashaashka ah iyo canshuur sannadeedka canshuuraha Baerriga iyo tu kale oo lagu sheegay in ay tahay canshuurta ku waajibtay Riciifada ay kireeyaan ee laga daawado Hargeysa. Waxaa kale oo canshuur laga…
