Ciyaartooy uu Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Xabsiga u taxaabay iyo Sababaha keenay Xadhigooda

    Hargaysa 23,Nov 2014 (SDN/QJ)- Kooxda kubadda cagta ee magacoodu yahay Tigers islamarkaana katirsan dhalinyarada degan xaafadda Liinka Booliska ee magaaladda Hargeysa oo muddo dhawr cisho ah safar ciyaareed ugu maqnayd magaaladda Burco ee gobolka Tog-dheer ayaa xalay  maray soo gelayeen magaaladda Hargeysa loo taxaabay saldhiga Macalin haaruun ee kuyaal Bariga magaaladda Hargeysa. Dhalinyaradan ka timid…

    Read More

      Tahriibayaal Tiro badan oo Somaliland ku Wareejisay Waddanka Itoobiya .DAAWO

      Wajaale 23.Nov 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Laanta socdaalka ee Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali yuusuf (Ina Cambaro) oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan xafiiskiisa oo labadoo maalmood ee u dambeeyey socdaal ku marayeye Deegaanada Galbeedka Somaliland ayaa Dhiggiisa Dalka Itoobiya ku wareejiyey tahriibayaal Itoobiyaan ah oo gaadhaya ilaa Boqol ruux, kuwaas oo dib looga celiyey Somaliland….

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka Fal Celiyay Hadal ka soo Yeedhay Xildhibaan Dheeg,Guurtidana uga Digay Mudo kordhin

        Hargaysa 23,Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu sheegay in xildhibaan Dheeg oo golaha guurtida ka tirsani ku soo hadal qaaday, oo ah in Faysal sheegay in muddo kordhin loo samayn doono xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, marka uu wakhtigu ka dhammaado. Faysal, oo isagoo jooga magaalada…

        Read More

          Madaxweyne Xasan“Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016, tanoo ah danta Soomaaliya”

          Mogadishu Nov 22,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa shalay ku soo laabtay Muqdisho ka dib markii ay ka qeybgaleen shirkii Heerka Sare oo lagu qabtay caasimada Copenhagen ee dalka Denmark. Waa inaan dib u jaleecnaa shirkii labada maalmood oo si cad loogu qeexay horumarka ballaaran ee aan…

          Read More

            Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

            Mogadishu Nov 22,2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Horumarka New Deal, Ansixinta Miisaaniyadda 2015, Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed, Ansixinta Hindise Sharciyeedyada Guddiga Xuduudaha & Federaalka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka, Howlgal lagu…

            Read More

              Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka hadlay Xuska Maalinta Caruurta Adduunka DAAWO

              Hargaysa 22.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md C/raxmaan C/hi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay munaasabada xuska Maalinta ilaalinta xuquuqda caruurta oo lagu qabtay Magaalada hargaysa. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay Ixtiraamayaan Qawaaniinta Caalamiga ah. dhinaca kale Wasiir ku Xigeenka Shaqada ayaa…

              Read More

                Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Dhawayn U Sameeyey Qar Ka Mida Ardayda Jaamacada Hargeisa Oo Ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Wadani

                Hargeisa 22/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa Saaka Soo Dhawayn  Balaadhan U Sameeyey Qaar  Ka Mida Ardayda Jaamacadaha Somaliland Oo Ku Soo biiray Xisbigaa Muxaafidka Kulmiye Iyagoo Hore  Ugu Jiri Jiray Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani https://www.youtube.com/watch?v=lIEgt4lx0DE Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                Read More

                  Daawo:Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Aqbalay Go,aankii Golah guurtida Somaliland Ka Soo Saaren Khilaafkii Golaha Wakilada Somaliland

                  Hargeisa 22/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland  C/raxman Maxamed C/laahin Ciro Ayaa Saaka Soo Dhaweeyey Go,aamadii Ay Gudidii Golaha  Guurtida Somaliland  Dhanka Kale Gudoomiyaha  Ayaa  Shacbiga Reer Somaliland Ku Beer Laxawsaday  Inuu waxwalba Danta Qaranka Ka Horaysiinay Isagoo cod Dheer Ku Sheegay  Inanu xisbigisu Xisbi Qabyaladed  Ahayn https://www.youtube.com/watch?v=seD9IxnWoWg&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somaldiasporanews.com

                  Read More

                    Musharaxa Madaxweyne ee UCID oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Minneapolis(SAWIRO)

                    Minneapolis Nov 22,2014(SDN/QJ)-Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa booqanaya Gobilka Minnesota, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay taageereyaasha xisbiga ee magaalada Minneapolis. Musharax UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa lagu wadaa in uu caawa kulan magaalada Minneapolis kula yeesho jaaliyada reer Somaliland ee halkaa ku nool.     SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com…

                    Read More

                      Dugsi kamida Dugsiyada Quraanka ee Hooyo oo laga furay Magaalada Gaalkacyo

                      Gaalkacyo Nov 22,2014(SDN/QJ)-Jimciyada hooyo oo kashaqaysa Arimaha Khayriga ah ayaa xarun cusub oo lagu baranayo quraanka kariimka ah kafurtay xaafada garsoor ee magaalada galkacyo gaar ahaan agagaarka masjidka ramadaan. Xaflad si wayn loo soo agaasimay ayna kasoo qayb galeen hugaanka jimciyada hooyo , maamulka mu asasada al, minhaaj , dhalin yaro haween iyo dhamaan qaybaha…

                      Read More

                        Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland oo ka hadlay Maamul Wanaaga iyo Arimaha Gudaha ee Dowlada Puntland

                        Ujeedo: Maamul Wanaaga iyo Arimaha Gudaha ee Dowlada Puntland   Ku: Xukuumada Dowlada Puntland                      Rugta: Garowe, Puntland OG: Golaha Wakiilada                                        Rugta: Garowe, Puntland OG: Isimada Puntland                                        Rugta: Gudaha Puntland OG: Dowlada Federaalka                                    Rugta: Muqdisho   Hadaanu nahey Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland waxaanu Warsaxaafadeedka kasoo saareyna labada arimood ee kor ku xusan iyadoo labadaasi arimood…

                        Read More

                          Lix Mudane Oo Ka Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Toddobaadkan Ku Biiraya Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani

                          Burco:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Lix kamid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco oo kasoo jeeda Beesha Bariga Burco, ayaa la sheegay inay Toddobaadkan ku biirayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Mudanayaashan ayaa hore uga soo baxay Xisbiga Kulmiye, waxana khilaafka jira darteed la sheegay inay xildhibaanadani Si wada jira ah u go’aansadeen inay u digo rogtaan dhinaca xisbiga Waddani oo…

                          Read More

                            Mooshinka Ka Dhanka ah Xukuumadda Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Isniinta loo Ballansan yahay Iyo Guddoomiye Jawaari Oo Digniin Diray

                            Muqdisho:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Maalinta Isniinta ee Bishani Tahay 24-ka, ayaa waxa loo ballamay in Golaha Baarlamaanka somalia la horkeeni doono Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli sida uu shalay sheegay Guddoomiye Jawaari. Guddoomiye Jawaari ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu mooshinkaas mudanayaasha u qaybin doono, isla-markaana aanu aqbali doonin buuqa iyo qaylada ay wadaan xubno…

                            Read More

                              Guddidii Dhexdhexaadinta Khilaafka Wakiillada Somaliland Oo Maanta Laga Filayo Natiijo iyo Saadaasha Go’aankooda

                              Hargeysa:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Guddida Dhedhexaadinta Khilaafka Gollaha Baarlamaanka Somaliland, ayaa maanta laga filayaa inay soo saaraan Natiijada Dhexdhexaadintii ay wadeen muddada Toddobada cisho ku dhaw oo Bulshadu si weyn u sugayso. Guddidan oo uu Hoggaamiye u yahay Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa lagu daminayey Khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhexgalay Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Xubnaha Madaxtooyada ka shidaal…

                              Read More

                                “Weligoodba way jiri jirtay in koox hore u badisay, haddana boodhka lagu liqo oo laga guuleysto. Laakiin kooxda hore u badisay marnaba may ka baqan jirin in mar labaad ay tartanto.”Jamal Cali Xuseen.

                                Washington:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo ah Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid, ayaa ka Hadlay Dhibaabada ay labada Gole ee Baarlamaanka iyo Wakiilladu ku hayaan Habsami u socodka arrimaha Doorashooyinka, waxana uu ugu baaqay inay ka hortagaan dhibaato keeni karta in doorashooyinku xilligoodii ku qabsoomi waayaan. Musharraxa oo War-saxaafadeed kasoo saaray dalka Maraykanka oo uu…

                                Read More

                                  Wasiir ay Madaxweyne Siilaanyo Hore Isku Seegeen Oo Xil Muhiim ah Ka Helay Beesha Caalamka

                                  Brusels:Nov,22,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa waxa uu xil muhiim ah ka helay Ururrada Midowga Yurub iyo Afrika. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo xilligii uu Wasiirka Arrimaha Dibadda ahaa caan ku ahaa firfircooni dheeri ah iyo dardar dhinaca shaqada ah, ayaa haatan Ururradani u garteen inay ka dhigteen la…

                                  Read More

                                    Daawo:Oo Dib U Milicso Weedhihii Madaxwayne Axamed Siilanyo Xilgii Uu Mucaaridka Ahaa Iyo Talloyinkii Qaran Ee Uu Xiligaa Uu Ku Baaqi Jiray Nacaybka Maanta Talada Qaran Ka Qabo

                                    Hargeisa 21/11/2014(SDN/QJ)Halkan Ka Daawo  Weedhihii  Iyo Mucaaridnimadii Uu Madaxwayne Siilanyo Uu Ku ololayn jiray  Xiligii Uu mucaaridka Iyo Maanta talooyinka Qaran ee Imika Xukuumada Axmed siilanyo Diidantahay  Siduu Ugu Baaqi  Jiray Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                    Read More