DAAWO:Hadaanu Nahay Xisbiga UCID Waxaan Dadweynaha U Caddeynayaa in wax la yidhaahdo Xildhibaan Wadani ma jiraan bedelkoodana waanu keenidoonaa

    Hargeysa Nov 21,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Maxamuud Cali Muuse Jiir ayaa shaaca ka qaaday in aaney jirin Xildhibaano ka tirsan Xisbiga Wadani oo ka mida Gollaha Wakiilada Somaliland. Xoghaye Jiir  waxa uu sheegay in haatan xisbiga UCID diyaar u yahay in ay keenaan bedelka Xildhibaanada sida sharci daroda…

    Read More

      Maxaadaro kusaabsan Danbiyada Waawayn oo lagu qabtay Gaalkacyo

      Gaalkacyo Nov 21,2014(SDN/QJ)-Muxaadaradaani oo lagu qabtay Masjidka Ramadaaan ee Xaafada Garsoor  ayaa loo qabtay Bulshada qaybaheeeda kala duwan  waxaana ay Masaajidka kabilabatay Salaadii Makhrib kadib. Muxaadarada ayaa waxaa soojeediyay shiikh cabdicaziiz axmad aadan (garwayne) wuxuuna aad ugu dheeraday shiikhu  kahadalka danbiyada waawayn sida shirkiga, beenta, ribada, dilka, dhaca, boobka iyo sinada. Shiikh  cabdicaziiz wuxuu  sheegay…

      Read More

        Xasan Sheekh Oo Ka Wada-hadalka uu Somaliland Kula Jiro, Daahana Ka Fayday Isbeddello Lagu Sameeyey Qaabkii Wada-hadalka

        Copenhagen:Nov,21,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia ayaa wanaag badan ka muujisay Wada-hadalka gaabiska ku socda ee ay hore ula bilowday somaliland, waxana ay rajo ka muujisay  in wax fiicani kasii bixi doonaan dhawaan. Madaxweynaha Somalia oo haatan ku sugan dalka Denmar, ayaa ka hadlay wada-hadalka labada dhinac ay wanaagsan yihiin, isla-markaana baahi weyn loo qabo in wakhti badan la…

        Read More

          Militeriga Masar Haysta Oo Deldelaad La Maagan Madaxweyne Mursi Oo Xabsiga ugu jira

          Caira:Nov,21,2014(SDN/QJ)-Militeriga dalka Masar Gacanta ku Haya, ayaa wada Qorshe dil ay kula tiigsanayaan Madaxweynihii Dalkaas Mursi oo muddo dheer ay xabsiga ku hayaan. Xeer ilaalinta dalkaas oo fulinaysa amarka Madaxweyne ZIZI ayaa la sheegay inay markii labaad Maxkamadda ka codsatay inay dil ku xukunto madaxweynaha, iyagoo kusoo oogay kiisas been abuur ah oo aan jirin….

          Read More

            Madaxweynaha Dalka Uzbekistan Oo Xabsiga Dhigay Gabadh Uu Dhalay Oo Dalkaas Caan Ka ah

            Tashkent:Nov,21,2014(SDN/QJ)-Ciidamada ammaanka waddanka Uzbekistan, ayaa xabsiga dhigay Haweenayda uu ku curtay Madaxweynaha ee Lagu magacaabo Gulnara Karimovo. Haweenaydan la xabisay ayaa da’deedu tahay 42-sano jir, waxana uu muddo badan buuq u dhexeeyey iyada iyo Qoyskeeda inta badan dalkaas ka talinayey, waxana lagu eedaynayaa inay noqotay shakhsi qalqaali ah oo ku dhaqaaqdo ficillo ka  aan u…

            Read More

              Marwo Faadumo Siciid oo Iska Casishay Xilkii ay Xisbiga Ucid u Haysay,Sababaha ku Kalifay iyo Dhanka Siyaasadeeda loo saadaalinayo

              Hargaysa 21.Nov 2014 (SDN/QJ0- Xoghayihii Maaliyadda Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Fadumo Sicid Ibraahin, ayaa xalay iska casishay Xilkaas ay Xisbiga ka haysay, sida ay ku sheegtay qoraal kooban oo ay xalay soo saartay oo soo gaadhay Qurbejoog.com Faadumo Siciid, waxay War-Saxaafadeedkeeda ku sheegtay in sababo laa xidhidha caqaabado ka jira gudaha Xisbiga UCID oo…

              Read More

                Saxaafada Iyo Kulmiye Wakhtigiisii Mucaaridnimo Iyo Isa Seega Xiligiisa Muxaafidnimo. Faalada Shabakada QURBEJOOG.COM

                Hargaysa 21.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Kulmiye oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid soo bandhiga Dhaliilihii Maamulkii ka horeeyay ee Hogaaminayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku ad adkaa Ilaalinta Xuquuqadka aasaasiga ee Muwaadinka iyo dhawrista Xoriyatul qawlka,Iyo iyagoo ka soo horjeeday Faragelin kasta oo lagula Kaco Saxaafada Madaxa Bannaan. Way ku saxsanaayeen inay sidaa u…

                Read More

                  “Waxaan tolkay leeyahay,tolkayoow cadkan kolba dheriga laga soo saarayo ee hadana lagu celinayaa,waxaa uu u muuqda walacsi” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

                  Hargaysa 21.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay khilaafka muddooyinkii danbe la sheegayey in uu ka dhex jiro xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE,waxaana uu sheegay in xisbiga KULMIYE uu illaa hada la yahay cidii u noqon lahayd murashax madaxweyne,isaga oo carabka…

                  Read More

                    “Guurtidu awood bay u leedahay inay siday doonayso ka dhigto xeerka,haddii si rasmi ah ay ugu celiyaan Golaha wakiiladana bari hore ayay dhamaan lahayd” Jaamac Shabeel

                    Hargaysa 21.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Talada haya ee Kulmiye Mudane jaamac Shabeel, ayaa Golaha Baarlamaanka Somaliland ku eedeeyay qaar ku hawlan Wakhti lumis iyo mudo kordhin la sameeyo. Waxa uu labada Shirgudoon ku eedeeyay inay Shuraako ku yihiin inay lumiyaan wakhtigii Arimaha doorashada la diyaarin lahaa. Waxa uu muranada Xeerka Diwaangalinta…

                    Read More

                      WARMURTIYEED – Madasha Iskaashiga ee Heerka Sare – COPENHAGEN 19-20 November 2014

                      1. Shir sannadeedkii ugu horeeeyay ee heer wasiir ee Madasha Iskaashiga ee Heerka Sare ayaa lagu qabtay magaalada Copenhagen inta u dhexeysay 19 iyo 20 November, waxaana wada-shirguddoomiyay Mudane Xasan Sheekh Maxmuud, Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo Qaramada Midoobay, waxaana martigelisay Dowladda Denmark. 2. Waxaa madasha shirka ku kulmay 56 wefdi (oo isugu jira dowlado…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka

                        Nairobi Nov 21,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa maanta Nairobi kulan la qaatay Tom Malinowski oo ah Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Dowladda Mareykanka, ee u qaabilsan Arrimaha Dimoqraadiyadda, Xaquuqul Insaanka iyo Shaqaalaha. Labada mas’uul ayaa waxey ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya, Arrimaha Xaquuqul Insaanka…

                        Read More

                          Sidee Caalamku U Arkaa Maamulka Somaliland Ee Waqtigan?

                          Hargeisa Nov 20.2014(SDN/QJ0Beesha caalamka ayaa mudadii ay Sonaliland jirtayba waxa ay xidhiidh dhaw oo wanaagsan la lahayeen kolba nidaamka talada dalka hogaankiisa haya. Wada shaqeynta Somaliland iyo duniduna waxa uu ahaa mid diiran oo maalinba maalinta ka dambeysa sii koraaya. Hasayeeshee tan iyo intii uu madaxweyne Siilaanyo hogaanka u qabtay talada dalka waxa soo ifbaxayay…

                          Read More

                            24 Qodob oo Noqday War Murtiyeedkii Shirkii Magaalada Copenhage uga Socday Somalia iyo Deeqbixiyeyaasha Akhri

                            Copenhage 20.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waxa Maanta lasoo gebogebeeyey Shirkii Somalida uga socday Magaalada Copenhagen, waxana laga soo saaray Qoddobo dhawr ah oo dhinacyadii gacanta ku hayey u arkeen lagama maarmaan. Shirkan oo ahaa mid lagu qiimaynayo wixii Dawladda Federalka Somalia uga qabsoomay Barnaamijka Hiigsiga cusub oo Caalamku dabada ka riixayo, ayaa lagu garwaaqsaday Qabyooyin tiro…

                            Read More

                              War Degdeg ah: Shacab Gadoodsan Oo Dhagaxaan Ku Weeraray Dahabshiil Bank Iyo Sababaha Keenay

                              Hargeysa:Nov,20,2014(SDN/QJ)-Shacabka Deggen Aqallada loo yaqaano Laynka Bilayska ee Badhtamaha Hargeysa, ayaa goor dhaweyd Weerar ku qaaday Daarta DAHABSHIIL Bank ee jaarka la ah, kadib markii Askari ilaallo u ahaa uu rasaas Oodda kaga qaaday  qaar kami ah dadkaas. Dhacdadan ayaa ka dambaysay  warar soo kordhayey oo uu Mulkiilaha Dahabshiil Group ku doonayey inuu meesha kaga…

                              Read More

                                Jaamac Shabeel oo Buriyay Doodii Mudanayaasha Muxaafidka ee Wakiilada kana Dalbaday Gudoomiyaha Golaha Guurtidu inuu Xeerka Codbixiyaha Golihiisa Hor dhigo DAAWO

                                Hargeisa 20/11/2014(SDN/QJ)Guddmiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye  Jaamac Shabeel Ayaa Maanta Ka Hadlay  Xiliga Ay Doorshada Dalku Dhacayso Isagoo Gudoomiyuhu Sheegay  In Sanadkan Aanu Shaki Kaga Jirin In Ay Helayaan Shanta Sano Ee Soo Socota Isago Intaa Raaciyey Inaanu  Meesha Ku Arkayn Xisbi Ay Uga Baqo Qabaan Inuu Ka Guulaysto. Gudoomiye…

                                Read More

                                  Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Wafti Balaadhan Ka Socday Dawlaha Misawga Yurub

                                  Hargeisa 20/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Ka Hadlay Wafti Balaadhan oo ka Socday  Dalalka Yurub Iyo Haayadaha Iyo haayado Caalami ahWasiirkoo Sheegay  inay  Somaliland Inay Wax kala qaban doonan  Horumarka Balaadhan Ee Ay Gaadhay  Umada Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=S-ar6H1Xa2o Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanewss.com

                                  Read More