Khudbadii Xildhibaan Dheeg ee Sallaxley iyo saameynta ay ku yeelatay Taageereyaasha Xisbiga UCID
Hargeysa Nov 20,2014(SDN/QJ)-Intii ka danbeysay khudbadii uu Xildhibaan Dheeg ka jeediyay magaalada Sallaxley ee uu ku sheegay in Bacdamaa Musharax Madaxweyne oo ka soo jeeda beesha Ciidagale aanu jirin in la taageero madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa waxa aan la maqal taageereyaasha uGu badan ee xisbiga UCID oo ka soo jeeda degaanada Koonfurta Hargeysa iyo Sallaxley…
