Daawo:Wasaarada Caafimaadka Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Iska Kaashaday Mashruuc Loogu Magac Daray Badbaada Hooyada Uurka Leh Iyo Dhalaanka Ayaa Hargeisa Laga Furay
Hargeisa 19/11/2014(SDN/QJ)Wasaarada Caafimaadka Somaliland Ayaa Maanta Daah Furtay Mashruuc Ay Iska Kashadeen Wasarada Caafimaadka Iyo Haayadaha Caalmiga Mashruucas Loogu Magac Daray Badbaada Hooyada Uurka Leh Iyo Xanaanaynta Caruurta Iyadoo Sidoo Kale Wasiirka Caafimaadka Iyo Marwada Madaxwaynaha Somaliland Ay Dhagax Dhigen Goob Cusub Oo Lagu Kaydin Doono Daawooyinka Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeisa Hargeisa SDN/QJ…
