“Waxaanu Wax ka Bedel balaadhan ku Samayn doonaa Ciidamada Amaanka dhamaantood” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}
Hargaysa 07.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Waxa uu Warbixin ka siiyay Hawl qabadka Wasaaradiisa ee Mudadii Koobnayd ee uu Hogaaminteeda hayay. Wasiirka Amuuraha Guduhu waxa uu Sheegay in Wasaaradani ay Soo mareen Wasiiro badan isla markaana uu Midkastaaba Meel soo Gaadhsiiyay…
