Gabadh Somaali/ oo dhaawac ka soo gaadhay Qaraxii lagu bartilmaameedsaday Wasiirka arrimaha Gudaha ee Masar
Qaahira 05.Sep 2013 (SDN)- Deeqa Xasan oo 16 jir ah oo haysata dhalashada Ingiriiska oo ku kortay xaafada Brixton ee koonfurta London ayaa waxa ka go’day hal lug, halka gabadha saaxiibteed ahna ay gacmaha wax ka gaareen, iyadoo lagu daweynayo mid ka mid ah Isbitaalada ku yaal Qaahira. Qaraxa lala eegtay Wasiirka ayaa ka dhacay Xaafada ay…
