Wadaadka ugu sareeya Mad-habta Catholic-gaoo ka horjeestay weerar lagu qaado Syria,fariina u diray madaxda Ururka G20
Vatican Sept 06,2013(SDN)-Wadaadka ugu sareeya Mada mad-habta Catholic-ga ee Pope Francis ayaa qoraal uu u diray madaxda haatan shirku uga socdo Ruushka ee G20 ayaa waxa uu ku sheegay sida uu uga soo horjeedo weerar ciqaab ah oo lagu qaado dalka Syria. Wadaadka ayaa qoraalkiisa ku sheegay in uu hayo qorshe dhexdhexaadin ah oo nabad…
