Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo in ka badan 500 Macallin mushaharkoodii ka Musuqmaasuqday.
Hargeysa:12-Aug-2013 (SDN)Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa in ka badan shan boqol oo macallin oo dhawaan si rasmi ah ugu biiray shaqaalaha dawladda ka musuqmaasuqday mushaharkoodii bishii July ee Ina dhaaftay oo ay xaq u lahaayeen. Macallimiintan ayaa dhamaadkii bishii lixaad ee ina dhaaftay qaatay mushaharkoodii lixdii bilood ee ugu dambeeyey hal mar qaatay, ayaa markii…
