Tiro ka badan 70 qof oo ku dhintay fatahaada webiga Nile
Khartum 11.Aug (SDN) Ilaa 70 ruux ayaa ku dhintay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay fatahaada webiga Nile ee dalka Sudan, waxana sidoo khasaare xoog leh uu soo gaarsiiyay guryo kor u dhaafaya 48 kun. Roobab xoog leh ayaa todobaadkii la soo dhaafay ka da’ay gobollada Waqooyiga gaar ahaan gobolka Khartoum ee caasimada Khartoum ay…
