Madax ka tirsan Xisbul Islaam iyo beesha caalamka oo arinta Sheekh Xasan kawada hadlaya
Nairobi 10.Aug (SDN) Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in masuuliyiin ka tirsan Ururka Xisbul islaam ay gaareen dalkaasi Kenya,ujeedka ay halkaasina u tageen ay tahay la kulanka Madax ka tirsan beesha caalamka. Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam Sheekh MAxamed Macalin ayaa horkacaya wafdiga xisbul islaam ka tirsan ee gaaray Magaalada Nairobi,halkaasi…
