Xukuumada Somaliland oo qaadeysa Olole Canshuur Ururin ah

    Hargeysa May 24,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay Olole Canshuur ururin ah oo ay qaadeyso dhawaan. Xukuumada ayaa baaq ay shacabka u jeedisay ku sheegtay in loo baahan yahay in Ganacsatada iyo Shacabku bixiyaan canshuuraha ku baaqday. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafada loogu talo galay oo uu soo saaray Agaasimaha Guud ee wasaarada Maaliyada Somaliland Saleebaan…

    Read More

      Hay’ada Cilmi Baarista iyo Dalada Haweenka Puntland oo iska kaashanaya Wacyi gelinta Doorashooyinka

      Garoowe May 24,2013(SDN)-Dedaalo wacyi gelin ah oo lagu dhiiri gelinayo Haweenka Reer Puntland in ay ka qeyb qaataan doorashooyinka goleyaasha degaanka ayaa ka socda guud ahaan Puntland. Ololahan oo ay wada jir isaga kaashanayaan Hay’ada P.D.R.C iyo Dalada Haweenka Puntland ayaa ka socda caasimada Garoowe. Madaxa P.D.R.C Cali Faarax Farmiyeeri ayaa saxaafada u sheegay in…

      Read More

        Beelo lagu Heshiisiiyay Degaanka Lafaweyn ee Gobolka Sool

        Lafaweyn May 24,2013(SDN)-Kulamo ay isugu yimaadeen waxgaradka gobolka Sool oo looga arinsanayay sidii loo soo afmeeri lahaa colaado mudo ka jiray degaanka Lafaweyn ayaa laga gaaray natiijooyin wax ku oola. Sida ay ku soo waramayaan waxgaradka Gobolka Sool waxa Heshiis laga gaaray muran dhuleed colaad isu bedelay oo ka dhashay Berkad laga qoday dhul daaqsimeedka…

        Read More

          IGAD:Dawlada Soomaaliya ayaa u Xil Saaran Maamul u Sameynta Gobolada

          Adis Ababa May 24,2013(SDN)-Shir ay isugu yimaadeen wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ayaa looga hadlay arimaha gobolada Jubooyinka. Sida ay saxaafada u sheegtay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Fawsiya Xaaji Aadan ayaa saxaafada u sheegtay in Wasiirada IGAD ay taageereen in dawlada Soomaaliya ay hagto nidaamka maamul u sameynta Gobolada dalka….

          Read More

            Beelaha Gobolka Karkaar oo Baaq ka Soo Saaray Xaalada Siyaasadeed ee Puntland

            Qardho May 24,2013(SDN)-Beelaha Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa maalmihii u danbeeyay kulamo ku saabsan xaaladaha siyaasadeed ee maamulkaasi ku lahaa Hotel Embeeye. Hogaanka Beelaha Karkaar ayaa kulamadooda ka dib maanta soo saaray baaq ay ku soo jeediyeen sidii looga bixi lahaa xaaladaha siyaasadeed ee cakiran,baaqooduna sidan ayuu u dhignaa; -In Isimada Puntland ay soo fara…

            Read More

              Hogaanka Ururka Solja oo Meel adag iska Taagay Xeer anshax oo Xukuumadu dabada ka riixaysay kana hadlay Dhacdadii Wargayska Hubaal iyo Jawaab ay ka bixiyeen hadalkii Wasiir xigeenka Warfaafinta

              Hargasya 24.May (SDN) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa cadeeyay inaanay u aqbalayn una Hogaansami doonin xeer cusub oo ay Xukuumadu dabada ka riixaysay kaas oo ka dhashay Aqoon korodhsi Sadex maalmood ka socday Hoteel Ambasador Isla markaana lagu Saxeexay. Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Xarunta Ururka SOLJA ee Magaaladda Hargeysa ayaa waxa…

              Read More

                Jimciyada Sooyaal ee Gobolka Gebilay iyo Maamulka Gobolkaasi oo ka dareen Celiyay Hadalkii ka soo yeedhay Dhawaan Madaxweynaha Somalia

                Gebilay 24.May (SDN) Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Magaalada Gebilay Xubnaha Ururka Mujaahidiinta Sooyaal isla markaana ay Goob joog ka ahaayeen Maamulka Gobolka iyo Ka Degmada Gebilay ayay Si adag uga Hadleen dhawaq dhawaan ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia. Xubnaha ka tirsan Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal ee Gobolka Gebilay waxa ay shirkaas ka cadeeyeen…

                Read More

                  Jawaari: Ma Ogolaan Doono Mowshin U Jeedkiisu Yahay Burburinta Qaranimada Soomaaliyeed

                  Muqdisho May 24 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxmed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo la hadlayay warbaahinta ku hadsha afka dowlada ayaa sheegay in mooshinno Baarlamaanka la hor keeno mar weliba ay imanayaan balse ay ku dadaalayaan in mooshinnada la hor keenayo Baarlamaanka ay noqdaan kuwa wax dhisa hayeeshee aan wax dumin. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sooaaaliya mar…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminay oo ka qeybgalay xuska ururka Midowga Afrika

                    Addis Ababa May 24 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeybgalaya shir madaxeedka Midowga Afrika iyo xafalada weyn ee loogu dabaal dagayo sanadguuradii 50aad ee ka soo wareegatay Aasaaska Ururka Midowga Afrika oo…

                    Read More

                      Rabshada Soomaaliya ka jira oo Yareeyay Booqdayaasha iyo Shaqaalaha Samafal ee Halkaa Tagaya

                      MOGADISHU May 23 2013 (SDN) — Weeraro isxigxigay oo ay kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya ka geysanayeen caasimada Muqdisho ayaa ku qasbeysa maalgaliyayaal, Ganacsato iyo shaqaalaha gargaarka in ay la yimaad fikir kale oo ku aadan balaarinta howlaha ay Muqdisho ka wadaan. Ciidamada AU iyo kuwa Soomaaliya ayaa Al Shabaab ka saaray caasimada bishii August 2011, markaasi…

                      Read More

                        Dr’s Edna Aadan Ismaaciil oo Si Xeel dheer uga Warantay Dhibaatada uu Haweenka ku hayo Xanuunka Isku furanku {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 23.May (SDN)   Drs, Edna  Aadan Ismaaciil oo ah Maamulaha Cisbitaalka Edna Maternity Hospital  ee magaalada Hargeysa oo ayaa si Xeel dheer uga Warantay Dhibaatada uu haweenka ku hayo  xanuunka   isu furanku Gaar ahaan Xiliyada ay Hooyadu ku Jirto Foosha ,iyadoo Cadaysay in Cisbitaal ahaan ay Kharash la’aan wax ugu qabanayaan Haweenka Xaaladahaasi la soo…

                        Read More

                          Halkan ka Daawo SAWIRO xafladii 18-MAY ee SYDNEY-AUSTRALIA iyo sida sharafta badan ee ay uga soo qayb galeen madaxda xisbiga UCID oo kala ah Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Xusen,iyo Xoog hayaha guud ee xisbiga Axmed Aadan Ismaaciil waa “Kayse Guray” iyo Marwo NUURA CIISE OOMAAR oo ah madaxda UCID-UK.

                          London 23May13Halkan ka Daawo SAWIRO xafladii 18-MAY ee SYDNEY-AUSTRALIA iyo sida sharafta badan ee ay  uga  soo qayb galeen madaxda xisbiga UCID oo kala ah Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Xusen,iyo Xoog hayaha guud ee xisbiga Axmed Aadan Ismaaciil waa “Kayse Guray” iyo Marwo NUURA CIISE OOMAAR oo ah madaxda UCID-UK.

                          Read More