Duqeyn lagula kacay magaalada Goma ee bariga DR Congo
Goma May 22,2013(SDN)-Ugu yaraan hal ruux ayaa ku qudh baxay magaalada ugu weyn dhinaca bari ee wadanka jamhuuriyada Dimuqraadiga ee koongo kadib markii uu ku dhacay madfac . Weerarkaasi ayaa dhacay dhacasy xilli uu xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon uu socdaal ku tagay xarunta wadankaasi ee Kinshasa,si loo xoojiyo amaanka gobolkaasi. Ciidanka…
