Mudanayaasha Golaha Guurtida oo loo Qaybiyay Wax ka bedelka Xeerka Qareenada iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo hortagaya Guurtida

    Hargaysa 20.May (SDN) Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Jamhuriyadda Somaliland oo uu shir- Guddoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Mud, Saleebaan Maxamuud aadan, ayaa  mudanayaasha waxa loo qaybiyey Wax-ka-bedelka iyo kaabista  Xeerka Qareenada ee Xeer Lam,30/2004.si ay uga soo baaraan degaan mudanayaashu ka hor inta aanu Goluhu guda gelin meelmarintiisa. Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Qareenada  Lambar 30/2004 waxa…

    Read More

      Gudoomiye Cirro oo Sheegay in Madaxweynaha Somalia uu Jebiyay Qodob ka Mid ah Go’aamadii Shirkii Turkiga {DHAGAYSO}

      Hargaysa 20.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalkii ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sh.Maxamud ee uu aadanaa inuu ka soo hor jeedo Madax banaanida Somaliland . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Waxaa kale oo uu Mahadnaq u diray…

      Read More

        Doorashada Maamulka Ximan & Xeeb oo la shaaciyay waqtiga laqabana doono

        Cadaado May 20 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi “Dhage Cade” oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ayaa waxa uu shaaciyay xiliga ay bilaabaneyso araaji qabashada musharixiinta u tartamaya madaxtinimada maamulkaasi. Maxamed Cabdullaahi “Dhage Cade” ayaa sheegay in gudiga doorashooyinka madaxtinimada Maamulka Ximan Iyo Xeen ay isla garteen in…

        Read More

          Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya oo gaaray Khartoum lana kulmay dhigiisa wadanka Sudan (Sawirro)

          Khartoum May 20 2013 (SDN)– Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa gaaray Magaalada Khartoum ee dalka Suudaan,markii ay casuumaad ka heleen dhigiisa dalkaasi. Wasiirka Gaashaandhiga ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya Saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliya iyo sidoo kale Guddoomiyaha maxkamada Darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida Col Muungaab….

          Read More

            DHEGEYSO Siyaasi Cabdulaahi Sheekh oo Somaliland ka Raali geliyay Hadaladii Madaxweynaha Soomaaliya

            Muqdisho May 2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyada Soomaaliya Md Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa Shacabka reer Somaliland ka Raali geliyay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya shalay ka soo yeeray. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Doraad oo ku beegneyd sanad guuradii 22aad ee la soo noqoshada madax banaanidii Somaliland mar uu saxaafada la hadlay waxa uu ugu baaqay shacabka reer Somaliland…

            Read More

              Suldaanka Beelweynta Irir Samaale oo Hambalyeeyay Shacabka Reer Somaliland

              Edmonton May 20,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa shacabka reer Somaliland ka hambalyeeyay Sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax banaanidii Somaliland. Suldaanka ayaa sidoo kale ku bogaadiyay shacabka iyo dawlada Somaliland sida nabad gelyada leh ee ay munaasibaadaasi u xuseen. Suldaanka Guud ee Beesha Irir…

              Read More

                Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) oo Hambalyo u dirtay Shacabka Reer Somaliland

                London May 20,2013(SDN)-waxay iyadoo kala gayb galaysa shacbiga Somaliland meel kastoy joogaanba farxada iyo dabaaldega 18 May,  maalinta qaaliga ah ee aynu  dib ula soo noqonay gooni istaageena iyo Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) xornimadeena. Waxaanu halkan uga soo gudbinaynaa salaan aan la koobi Karin Madaxweynaha iyo shacbi weynaha Jamhuuriyada Somaliland,  anagoo u rajaynaa inuu ilaahay…

                Read More

                  Madaxweynaha Puntland oo codaday dib u dhigid lagu sameeyo Doorashooyinka iyo Guddida Doorashooyinka oo aqbalay

                  Garoowe May 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa u gudbiyay guddida doorashooyinka in ay dib u dhigaan doorashooyinkii goleyaasha degaanka. Puntland ayaa ay axsaabtu isu diyaarinayeen Doorashooyin ka qabsooma degaanada Puntland bisha Juun 30keeda. Guddida Doorashooyinka ayaa aqbalay dalabka uga yimi Cabdiraxmaan Faroole isla markaana dib u dhigay Doorashooyinka mudo laba todobaad ah….

                  Read More

                    2-qof oo Shabaab lagu eedeyay oo Kenya lagu dilay

                    Nairobi May 20, 2013(SDN)-Saraakisha booliska wadanka Kenya ayaa sheegay in toogasho ay ku dileen labo qof oo mid ay aheyd ruux haweynee ah oo la sheegay in ay ka danbeyen weeraro qaraxyo bambaano ah oo ka dhacay wadankaasi Kenya. Booliska ayaa shegay in weerarka labadasi qof lagu doon donayay ay soo bilaabmatay maalinti sabtiada ayna…

                    Read More

                      Nabad sugida oo dalbatay in aan laga been abuuran.

                      Muqdosho May 20, 2013(SDN)-Agaasimaha hay,ada nabad sugida Bashir Maxamed Salad ayaa sheegay in shacabka Somalia looga bahan yahay in ay taageeraan nabad kusoo dabaalida wadanka Somalia. Waqti uu la hadlaayay warbaahinta ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in hay,ada aan laga been abuurin kadib wixii ka daneyay wararkii lagu sheegay in nabad sugida ay is hor…

                      Read More

                        Al-shabaab “Kismaayo dagaal ay fooda u saran tahay”.

                        Kismaayo May 20, 2013(SDN)-Sarkaalka dhanka gobolada Jubooyinka ugu qaabilsan Xarakada Al-shabaab Cabdi Raxmaan Xudeyfa ayaa sheegay waqti uu la hadlaayay warbaahinta afka Shabaabka ku hadashay in haatan Kismaayo ay dagaal fooda u saran tahay. Waxa uu sarkaalkaasi uu muujiyay sida haatan kismaayo ay u yeelatay 5-ta madaxweyne ay suurta gal ay tahay in dagaal uu…

                        Read More

                          Ciidamada Nigeria oo hareereeyay Saldhigyo ay leeyihiin Kooxda Boko Xaram

                          Midiguri May 20 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda Nigeria ayaa waxa ay hareereeyeen saldhigyo ay kooxda Boko Xaram ku leedahay Magaalada ay ku badan yihiin ee Midiguri oo ku taalla Waqooyi-Bari dalka Nigeria. Afhayeenka Ciidamada howlgaladda kawada Waqooyi-Bari Nigeria ayaa sheegay in dagaalyahanada Booko Xaram ay kala firxanayaan islamarkaana ay gacanta ku dhigeen qeybo badan oo…

                          Read More

                            Madaxtoyada dowladda Soomaaliya oo xalay hoobiyayaal lagu weeraray

                            Muqdisho May 20 2013 (SDN)— Xalay ayaa dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu weeraray tiro madaafiic kuwaasi oo dhawaqooda laga maqlyay qeybo kamid ah degmooyinka gobolkan Banaadir. Madaafiicda lagu garaacay dhismaha Madaxtooyada iyo nawaaxigeeda ayaa ahaa hoobiyayaal aan la garaneyn halka sida rasmiga ah looga soo tuuray laakiin waxaa tiradooda lagu sheegay…

                            Read More