Gobolka Awdal Iyo Xuska 22 Guurada Madax banaanida S.land {DHAGAYSO}
Boorama 21.May (SDN). Magaalada Boorama Waa Halkii Lagu aasaasay Hanaanka Dawladnimo ee Somaliland ka hano qaaday,Waa Degelkii u Horeeyay ee laba Madaxweyne oo Somaliland ahi ay Xilka Hogaaminta Qaranka kula Kala Wareegeen Waana Magaaladii Marti galisay Shirweynihii beelaha Somaliland uga qabsoomay Sannadkii 1993kii Isla markaana Ergooyinkii isugu yimid ay ugu doorteen Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin…
