Madaxda Khaatumo oo laga mamnuucay in ay Caabudwaaq ka duulaan

    Caabudwaaq May 19,2013(SDN)-Maamulka Degmeda Caabudwaaq ayaa shaaciyay in aaney u oglaan doonin madaxda Khaatumo ee in dhawaalaba ka duulayay gegida duyuuradaha Cabudwaaq. Garoonka duyuuradaha Cabaduwaaq ayaa madaxda Khaatumo u ahaa mid muhiimad weyn u leh bacdamaa uu ahaa halka qura ee ay ka dhoofaan kana soo degaan. Goaanka masuuliyiinta Cabudwaaq ayaa salka ku haya cadaadis…

    Read More

      Dawlada Soomaaliya oo ka hadashay goaankii Somaliland QM uga mamnuucday Hawadeeda

      Muqdisho May 19,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa markii u horeeysay ka hadaly goaan ay dhawaan Somaliland ku shaacisay in ay hawadeeda ka mamnuucday duulimaadyada Hay’adaha Qaramada Midoobey. Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa dhawaan shaaciyay in Hawada Somaliland aan loo ogolaan doonin duulimaadyada Qaramada Midoobey. Wasiirka ayaa goaankiisaasi uu jawaab u ahaa…

      Read More

        Xafladii xuska 18 may ee sanad guurada 22 aad ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii dowladnimada Sland Ka dhacday ugandha + iyo musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga ucid kala qayb galay shacabka Sland ee ku dhaqan ugandha

         (KampalaSDN)  Xaflad aad maqaamkeedu sareeyo oo lagu dabaal dagayey sanad guurada 22 aad dib ula dib ula soo noqoshada dowladnimada jamhuuriyadda Somaliland oo ka dhacday dalka ugandha caasimadiisa kampala gaar ahaan hotelka caalamiga ah freedom city , xaflada xuska 18 may oo ahyd mid ay ka soo qayb galeen madax sare oo ka kala socota…

        Read More

          Xuska 18 May iyo Riwaayadii ay Fanaaniinta Qaranku ku soo bandhigeen Madaxtooyada {DHAGAYSO}

          Hargeysa 19.May (SDN)   Fanaaniinta Qaranka ayaa Xarunta Madaxtooyada waxay Xalay  ku soo bandhigeen Masrixiyad ka Turjumaysa Marxaladihii kala duwanaa ee dalkani soo maray laga soo bilaabo xiligii ay Somaliland ku hoos jirtay Maamulkii Boqortooyadii Ingiriiska iyo Wixii ay ka dhaxashay Midnimadii ay la gashay Somalia-da Koonfureed ee uu Gumaysan jiray Talyaanigu . Sidoo kale Riwaayadan…

          Read More

            Weftigii ka Socday Jamhuuriyada Jabuuti ee Socdaalka ku Joogay Somaliland oo Booqday Qabri uu ku aasan yahay Siyaasi reer Jabuuti ah {DAAWO}

            Gebilay 19.May (SDN) Weftigii ka socday dalka Jabuuti ee Shacabka Somaliland kala qayb galay Xuska 18 May ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Gobolka Gebilay Waxaana Weftigan Wehelinayay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta  . Weftiga ayaa Ujeedada Socdaalkoodu waxay Salka ku haysay inay Soo Siyaartaan Qabriga Siyaasi Caan ahaa oo u dhashay Jamhuuriyada Jabuuti oo…

            Read More

              Xafladii Xalay ee Xarunta Madaxtooyada Somaliland”DAAWO SAWIRO”

              Hargeysa 19.May (SDN) Xarunta Madaxtooyada Jsl ayaa lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu xusayey munaasabadda 18-ka may ee sanadguuradii 22-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland madaxbanaanideeda la soo noqotay sanadkii 1991-kii Xafladda oo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiinta ugu saraysa Qaranka sida Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Mxamed Maxamuud (Siilaanyo), Gudoomiyaha Golaha Guurtida…

              Read More

                Xoghayaha Fulinta Gobolka Maroodijeex Oo Bogaadin u diray Shacabka Gobolka Maroodijeex ee ka qayb galay Xuskii 18 May

                Hargeysa 19.May (SDN): -Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Md. Xamse Ciise Cabdi ayaa ku bogaadiyey guud ahaan shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan, gaar ahaana shacbi-weynaha Gobolka Maroodi-jeex sidii qiimaha iyo maamuska weynayd ee ay ugu dabaal-dageen Xuska sanad-guurada 22aad ee ka soo wareegtey markii Somaliland xornimada dib ula soo noqotey 18 May, iyo sidii…

                Read More

                  Fowziyo Yuusuf Xaaji oo dalka dib ugu soo laabtay, lana kulantay wafdi ka socday Jaamacada Carabta

                  Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqasho ay ku joogtay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadadn oo warbaahinta Afka dowladda kula hadashay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Aadan Cade ayaa waxa ay sheegtay in Mas’uuliyiinta Kenya…

                  Read More

                    Banaabax Looga soo horjeedo Maamuladii looga dhawaaqay Kismaayo oo halkaasi maanta ka dhacay

                    Kismaayo May 19 2013 (SDN)– Banaabax looga soo horjeeday doorashadii dhawaan ka dhacaday Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa maanta waxa uu ka dhacay xaafado katirsan Magaaladaasi. Banaabaxan oo ay ka qeybqaadanayeen qeybaha bulshada sida Ardayda, haweenka, dhaliyarada iyo waxgaradka ayaa ahaa mid looga soo horjeedo doorashadii dhawaan logu doortay Axmed Madoobe oo ahaa…

                    Read More

                      Xafladii May 18 ee Adis Ababa oo Somaliland iyo Soomaaliya la isku laayay iyo qolamaa Xabsiga loo dhaadhicyay?

                      Adis Ababa May 18,2013(SDN)-Xafladii lagu weyneynayay sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii madaxbanaanida Somaliland ee dalka Itoobiya ayaa waxa gacata isku saaray Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya ee kuwada nool dalkaasi. Xaflada oo ka dhacday xaafada Bole ee ku taal magaalada Adis ayaa waxa dagaal koobani uu ku dhexmaray Jaaliyada reer…

                      Read More

                        Xuskii 18May 2013 ee Dabaal-Degii 22aad ee Ka-soo wareegtey Gooni-Isu-taagii-Qaranimada Somaliland iyo London

                        London May 19,2013(SDN)-Waxa Maanta oo Taariikhdu tahay 18/5/2013 oo loo dabaal degaayey 22 Guuradii ka soo wareegtey Gooni-isu taaga Qadiyada  Qaranka Somaliland Xaflada ah Dabaal-deg balaadhan oo  Ilyartu is-qabatey loogu qabtey    Garoon ka mid ah Garoomada Waa-weyn ee kubada Cagta lagu ciyaaro oo ku-yaala Waqooyiga magaalada London. Waxaa Fagaaraha Xaflada  Kudbad Qiiro iyo Qiimo leh…

                        Read More

                          Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Nidaamka Federaaliisimka Ah

                          Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed,_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha Midnimada Soomaaliya, arrimaha Federaalka iyo arrimaha Jubbooyinka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada ummadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas, loona baahanyahay si kasta oo lagu raadin karo in lagu raadiyo. Madaxweyanaha ayaa…

                          Read More

                            DAAWO SAWIRO: Dowladda Turkiga oo Xarun Waxbarasho ka furtay Magaalada Muqdisho

                            Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Daawo Sawirrada Xarun Waxbarasho oo dowlada Turkigu ka hirgalisay Magaalada Muqdisho.   Xarun Waxbarasho Oo Turkiga Uu Ka Hirgeliyay Magaalada Muqdisho Awr Lagu Soo Bandhigay Xafladii Furintaanka Ee Xarunta Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Fadhiya Afaafka Hore Xarunta Cusub Ee Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Ciyaaraya Madaxweynaha Oo Lagu Soo Dhaweynayo Xarunta…

                            Read More