Haweyney Siyaasiyad ah oo kooxo hubeysan ay ku dileen dalka Pakistan
Karachi May 19 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya dalka Pakistan ayaa sheegaya in Rag Hubeysan ay Toogteen Zahra Shahid Hussain oo aheyd Siyaasi ka tirsanaa Xisibiga Dhaq-dhaqaaqa Cadaalada ee uu hogaamiyo Xidigii Kirikitka ee Imran Khan. Dilka Haweyneydan ayaa ka dhacay Magaalada Karachi ee koofurta dalka Pakistan waxaana lasheegay in xilliga la dilayay ay ku…
