Taliyaha Ciidanka Booliska oo Sheegay inay hawl gal Ciidanku ku soo qabqabteen Maandooriye
Hargaysa 06.April (SDN) Taliska sare ee Booliska Somaliland ayaa maanta ka hadlay Maandooriyayaal kala duwan oo ay ku soo qabteen hawlgal ay habeenimadii xalay ciidamada ammaanku ka fuliyeen qaybo kamid ah caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal iimaan taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo manta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in Khamri…
