Fowziyo Yuusuf Xaaji Oo Addis Ababa uga qeybgaleysa Shir aan Caadi aheyn oo ay IGAD soo qaban qaabisay

    Muqdisho April 05 2013 (SDN)Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo u duushay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegtay in ay ka qeybgaleyso shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka dhici doona Magaada Addis Abaab. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo saxaafada kula hadashay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegtay in kulan looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya…

    Read More

      Shirweynaha Dib u habeynta Garsoorka oo Maanata La Soo Gabagabenayo

      Muqdisho April 05,2013(SDN)-Waxaa Maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo  Shirweynihii dib u habeyanta galaada iyo garsoorka dalka .iyado shirkaasi uu maanta galay maalinkii 5aad ee ugu dambeysay. Inta uu socday Shirkaasi waxaa looga hadlayay dhibaatooyinka dhibaatooyinka hortaagan garsoorka Soomaaliya iyo sida ugu haboon ee looga gudbi karo caqabadaha hortaagan inuu garsoor  yeesho hogaan toosan….

      Read More

        Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Soo Bandhigtay Qorshe Dib U Habeyn Loogu Sameynayo Nidaamka Loo Maamullo Miisaaniyadda+Sawiro

        Muqdisho April 05,2013(SDN)-Warsaxaafadeed:Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa shir uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu kusoo bandhigay qorshe ay Wasaaraddu ku howlaneyd diyaarintiisa mudooyinkii aynu kasoo gudubnay ayadoo qorshahaasina uu la xiriiray dib u habeynta,maareynta dhaqaallaha Dalka. Qorshahan ay Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta ay soo diyaarisay ayaa ah mid quseeya nidaamka ama…

        Read More

          Abuu Mansuur Al-Amriiki Oo u Hanjabay Mareykanka

          Muqdisho April 05,2013(SDN)-Hogaamiyihii Kooxda Al-shabaab Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Amriki ayaa friin culus oo hanjabaad ah Warbaahinta u Mariyay dowladda Mareykanka ,isagoo u Waramayay Wargeyska lagu Global Post ee ka soo baxo dalka Mareykanka. Abuu Mansuur Al-Amriki ayaa Sheegay  inuu ku sii nagaandoono dagaalka jihaadka ah,kasoo uu ku sheegay inuu  kaga soo horjeedo…

          Read More

            Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo 13-da Bishan Turkiga ka bilaabmaya

            London5April13(SDN) Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo 13-da Bishan Turkiga ka bilaabmaya iyo  Xukuumadda Somaliland oo dhawaan shaacisay in wada-hadaladii Somaliya dib uga bilaabmayaan dalka Turkiga, ayaa weftiga uga qayb-galaya u diyaar-garoobayaan inay u safraan dalka Turkiga. Weftiga xukuumadda Somaliland uga qayb-galaya wada-hadalada Somaliya, ayaa ilo-wareedyo Ramaas u sheegeen inay ka kooban yihiin Wasiirrada arimaha dibada,…

            Read More

              Qado sharaf loo sameeyey wafdiga Ra’iisal Wasaaraha iyo Marwo Caasha oo la kulantay haweenka Xildhibaanada ee Jabuuti

              Djibouti, April 04,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay  weheliso Marwo Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta waxaa qado sharaf u sameeyay Ra’iisal Wasaaraha dalka Jabuuti Mudane Cabdulqaadir Maxamed Kaamil. Casuumaadan qadada ah oo ka dhacday hotelka Kempinski ee dalka Jabuuti ayaa waxaa kale oo ka qeybgalay Wasiirada Arrimaha…

              Read More

                Dawladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti

                Djibouti, April 04, 2013(SDN)–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa saaka guddoomay hubkan oo ka kooban 50 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa…

                Read More

                  Xisbiga Wadani oo Meel adag iska Taagay Shirka Turkiga isla markaana dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 04.April(SDN) Xisbiga Wadani ayaa ku tilmaamay Shirka ay dawlada Turkigu marti galinayso ee lagu sii ambo qaadayo Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia,inay u arkaan Mid lagu Mijo Xaabinayo Qadiyada Qaranimada Somaliland,Waxaa kale oo ay Sheegeen In siyaasada arimaha dibada ee Somaliland ay Jiho Khaldan Afka Saartay. Xisbiga Wadani Waxa uu Cadeeyay inaanay…

                  Read More

                    AMISOM oo soo dhaweysay Ciidamada Cusub ee Siera Leone ka socda ee ku soo biiray

                    Muqdisho April 04 2013 (SDN)– Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saalax Annadif,ayaa soo dhaweeyay xubnaha ciidamada Jamhuuriyada Siera Leone ee soo gaaray Muqdisho,kuwaasi oo qeyb ka noqday AMISOM. Maxamed Saalax Annadif ayaa arintaan wuxuu kaga mahadceliyay Madaxda dowlada Siraliyoon,isagoona sheegay in ku biiritaanka howlgalka AMISOM ciidamada Siraliyoon ay ka qeyb…

                    Read More