hargeisa june 28/ 2014 (SDN/QJ ) Wasiirka Duulista Iyo Hawadda Hay’adda Qaramadda Midoobay U Qaabilsan Hawadda ACIO Ay U Gudbiyaan Dalab Ku Aadan In Ay Somaliland Si Toos Ah U Maamulato Hawadeeda. Xukuumadda Somaliland Iyo Dawlada Fadaraalka Somaliya Ayaa Dhawaan Sheegay Inay Ka Baxeen Heshiiskii Hawadad Hore Ay Ugu Wada-Gaadheen Dalka Turkiga.

Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aaadan Qurb Joog
Contact somalidiasporanews.com
