Asc dhaman akhriistayasha waxa aynu dib uu eeg doona sooyaalkii taariikheed ee silaanyo iyo inta ku xeran !2008 ayaay ahayd markii SILANYO afkiisa ka odhan jiray NABADU ma bed baa 2009 kii ayaay ahayd markii SILAANYO bastoolada inta uu gacanta ku soo qaato dadka ugu hanjaabii jiray ee odhan jiray haddii la ii dooraan wayo xabad ayaa la igu dooraan doona weliba habeenkii ayuu fiiclka xun sameeyn jiray ,2007kii ayaay ahayd markii reer kulmiye TIGNIKADA kurta ka jareen ee XIRSI ka ahaa abaandulaha maleeshiyada silaanyo sowkii inta uu ciyaalka yaryar soo kaxeeyo odhan jiray madaxa ha la iga togto ,waxaa oo fiicil xumo ah WADDANI iyo G/CIRO kumay kiiciin nabad-gelyadana WADAANI ciid ka jeceel majiro ee haddiii nabadgelyada laga hadalayo maanta cidii khatar ku tahay waa SILAANYO GROUP ciida immika nabadgelyo xumida dalka ka wada waa iyaga haddii aay dalka ka tagana ay balaantoodu tahay in dalka sii ba”biiyan ,mudaharadka na waa dastuuri qaran kii diidaya iyo kii doonaya ba ,haddii ay maanta leeyihiin reer KULMIYE yemen ayaa ALQAEDA inaga soo gashay oo mudahardka lagu soo dhex gabanayna waxa halka ka cad in aysan jiriin cidaankii sirdoonka iyo cidmadii kale ee nabadgelyada sugi lahaa shacabkuna ay haliis ku jiran,haddi aynu bal eegno guurtidada iyo xalkeeda guurtidu waa odeyal ku shaqeya habka beelaha isla marka na aan weli gaadhiin in la doorto oo ay cod ku yimadan marka dalku na waa dimuuqaradii odeysha guurtidu na waa reero waxa ay meesha ku joogan waa laba aan is qaban ,hasayeesha in ay wax xaliiyan ayaa laga raadiya xaalkooduna wuxuu noqoda kolba sida ay iyagu dan moodaan ama se dani ugu jirto ,laakiin maanta waxaynu leenahay xalku sidii hore uu ka duwanyahay ee wax mudo kordhiin xaran ah meesha ka keeniina
2008kii ayay ahayd markii silaanyo nabadgelyada xadhkaha lagaga hayeey
Qalinkii Cantar Kidaar cune
