Anago Kala Ah Reer Xasan Cabdi , Reer Cali Oomaar (Kidaar Cune), Reer Maxamed Xaaji Dahir (Ilma Bidaar),,
Dhamaan Dadkasii oo Dhan baa Waxay Hanbalayo Meher uu Dirayan ,,Caruuska( Khalid Cabdi Salan) iyo Caruusada ( Hibaaq Xasan )
oo Meherkodu Ka Dhacay Magaalada Hargeya Gaar Ahaan Hotelka Maansoor
Waxaynu Alle uga Barayaayina in alle Ka Dhiigo Reerkii Lagu Naste Lagu Nagaado Bash Bash iyo Barwaaqo na Ku Waara Ubad Kheyr Qabana Alle Kala Siiyo Insha llhaa
Waa bilaahi Towfiq
