Home » 8:28 pm Entries posted on “April, 2012”

Qoxooti qeylodhaan u diray Xukuumada Somaliland

Hargeysa April 29,2012(SDN)-Bulshada ku dhaqan xaafadda Macalin Haaruun ee duleedka bari ee magaalada Hargeisa, kuwaasi oo kasoo bara kacay dalka aynu deriska nahay ee Somalia ayaa waxa ay warbaahinta umariyeen baaq qeylo dhaan ah xukuumadda somalialnd inay lasoo gaadho gargaar bani aadaminimo , kadib markii roobabkii gu’ga uu siweyn ummaansheeyey guud ahaan Somaliland. Waxay bulshadaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hanka dumarka iyo hagar daamooyinka ku hareeraysan – By Gender Researcher, Khadar Iman Ege

Hordhac Tan iyo ka soo laabadkii qaxoontiyadii loo dalan-doolay iyo dalalkii kala duwanaa isla markaasna kala dhaqamada gadisnaa ee habaq laha lagu galay, waxaa si weyn isu abaabulay haween waynaha Somaliland ku waas oo samaystay ururro iyo isu tagyo kala haadaaf duwan balse hadana mabaadii isku mida xanbaarsan. Mabaadiidaas oo ah sidan hoos ku xusan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Oil can be a boon for Somalia

The African nation has a real chance to set in stone the foundations of a better country for its people. Ever since the fall of the Somalia’s pro-US president, Mohammad Siad Barre, in 1991, the country has been in a state of chaos and disorder. In the absence of a central authority, tribal conflicts, warlordism, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo ka Hadlay Dhaqdhaqaaqyo Al-Shabaab ka wado Bariga Sanaag iyo tirada dagaal-yahanada soo galay gobolkaas

Hargeysa, April 29, 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dhaqdhaqaaqyo la sheegay in qaybo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ka wadaan deegaano ka tirsan bariga Sanaag, kaas oo sheegay inay la socdaan dhaqdhaqaaqyadaas oo uu ku sifeeyey Aafo Qaran, isla markaana ka gaabsaday talaabada u qoshaysan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

URURKA SOMALILAND SOCIETY IN UK (SSUK) OO GUDI RASMI AH DOORATEY

London April 29,2012(SDN)-Xubnaha ururka SSUK oo shir gaar ah ku qabsadey galbeen London habeenkii jimce (27/04/2012). Shirkan oo lagu laffo gurey arimo xasaasi ah oo ay ka mid ahayeen ansixinta iyo dhamaystirka wax kasta oo ka qabyo ah ururka si  yoolka ururka iyo hamiga gudida suurto gasho.     Hadaba hadii aan xog yar oo kooban idinka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

XALKA KHILAAFKIINNA U MARA KITAABKA ALLE IYO SUNNADA RASUULKA

Walaalayaal adduunku wuxuu ka kooban yahay wax Alle abuuray oo isaga ka soo jeeda waana wax kasta oo addoomadiisa u leh khayr iyo wax shaydaanku abuurtay oo ah wax kasta oo xun adduunka oo dhanna u ah shar ee aan wax khayr ah lahayn. Haddii aan wax yar ku joogsado shaydaanka waxaan doonayaa in aad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Cadaalada Somaliland oo Suxufiyiin u furay Aqoon isweydaarsi dhanka Xuquuqda Caruurta

Hargeysa April 29,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda JSL Md Xuseen axmed caydiid ayaamaanta u furay in ka badan soddon xuxufi aqoon iswaydaarsi ku saabsan doorka saxaafadda ee ilaalinta xuquuqda cauruurta ayaa loogu qabtay Hotel Empirical ee magaalada hargeisa. Soddonkan suxufi oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee warbaahinta dalka, wasiirka caddaaladda Somaliland md xuseen axmed caydiid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sheekh Cali Dheere oo ka waramay dilkii loo geystay Sarkaalkii Sarecen(DHEGEYSO)-

Muqdisho April 29,2012(SDN)-Afhayeenka kooxda Al Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa ka hadlay dilkii dhawaanta Puntland loogu geystay Sarkaal ka tirsanaa shirkada SARECEN. Sheekh Cali Dheere ayaa sidoo kale ka waramay Shidaalka laga baarayo degaanka Puntland iyo sida ay u arkaan. HALKAN GUJI OO DHEGEYSO AFHAYEENKA AL SHABAAB SHEEKH CALI DHEERE

Posted in Uncategorized | Read More »

Marwada Kowaad oo Hargeysa ka furtay Kulan looga hadlayo Doorka Haweenyka ee Siyaasadda

Hargeysa April 29,2012(SDN)-Marwada madaxweynaha jamhuuriyadda SL Marwo Aamina xaaji Maxamuud (AWeris) ayaa maanta hotel Maansoor ka furtay kulan hal maalin soconaya oo ay ka qayb gelayaan xubno ka socda axsaabta qaranka iyo ururada u soo baxy ka qaybgalka doorashooyinka dawladaha Hoose. Kulankan oo sidoo kale ay goob joogayaal ka ahaayeen ururada wadaniga ah iyo kuwa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda oo maanta kulan la qaatay Bulshada Rayidka ah

Muqdisho April 23, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka ah.   Kulanka maanta uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ah, Iyadoona looga hadlayay Arrimaha Roadmap-ka, […]

Posted in Uncategorized | Read More »