Home » 12:37 pm Entries posted on “April, 2012”

Masar oo maanta la guddo galay Ololaha Dooroshooyinka Madaxtinimo

Qahira April 3012(SDN)-Dalka masar waxa maanta ka bilowday ololaha doorashada,iyada oo ay saddex todobaad ka hadhsan tahay waqtiga loo qoondeeyey inay doorashadu ka qabsoonto dalkaasi. doorashadan oo noqonaysa tii ugu horaysay ee dalka masar ka qab-soonta tan iyo markii la riday maamulkii madaxweynihii hore ee dalkasasi xusni mubaarik bishii febarweri ee kall hore ayaa waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Duqa iyo Gollaha Degaanka Hargeysa oo Qaabilay Xildhibaanad ka tirsan Gollaha Degaanka Stokholm

Hargeysa April30,2012(SDN)-Maayor-ka Caasimadda Hargaysa Engineer Xuseen Maxamuud Jiciir oo ay weheliyaan golaha deegaanka Hargaysa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaanad Ifraax Cali Kirix oo ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Stokhlom ee dalka Sweden iyo suxufiyiin la socday. Mayor-ka caasimadda iyo golaha deegaanku waxay xildhibaanada u sharaxeen qaabka ay gole ahaan u dhisan yihiin, waajibaadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu Dil ugu Hanjabay Sarkaal FBIda ka tirsan

Seattle April 30,2012(SDN)-Nin Soomaali ah oo ku jira gacanta ciidamada amniga ee dalka Mareykanka ayaa lagu eedeeyay in uu u hanjabay sarkaal ka tirsan ciidamada amniga ee dalkaasi iyo qoyskiisaba. Abdi Abukar oo 24 jir ah ayaa haatan xabsiga ugu jira hanjabaad hore oo uu u geystay haweeney,eedaas oo uu ku muteystay xadhig laba sanadooda. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Duur oo qiray inay qalad ahayd falkii Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Shirka KULMIYE lagaga saaray

Hargeysa, 30 April 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa qiray  inay qalad ahayd qaabkii ay ciidamada ammaanku ula dhaqmeen Cabdiraxmaan Cabdiqaadir xilligii Shirka KULMIYE. Wasiirka oo maanta ka hadlayay barnaamijka maqal dadkaa ee Telefishanka Qaranka oo wax laga waydiiyay qaabkii ay ciidamada ammaanka iyo masuuliyiinta KULMIYE ula dhaqmeen Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha oo Shaqaalaha ku hambalyeeyay 1-da May

Hargeysa, 30 April 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawladda Somaliland Nuux Sh. Muuse Ducaale ayaa ku hambalyeeyay shaqaale waynaha dalka 1-da May oo ku beegan maalinta, isla markaana ah maalinta shaqaalaha adduunka. Guddoomiyaha oo soo saaray qoraal kooban ayaa sheegay inuu hambalyo u dirayo shaqaale waynaha Somaliland maalinta shaqaalaha adduunka awgeed, waxaanu u rajeeyay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda oo ku koobtay Martiqaadka Qurbaha ee 18 May Xildhibaannada ka agdhaw Madaxtooyada

Hargeysa, 30, April 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa martiqaadkii ka qaybgalka munaasibada 18-ka May ee masuuliyiinta iyo  Xildhibaannada ee ka qayb gali doona Munaasibada Qurbaha loogu qabanayo sanadkan ayaa ku koobtay Wasiiradda iyo Xildhibaanada ka ag-dhaw Qasriga Madaxtooyadda. Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), Xildhibaan Cali Xasan Maxamud( Mareexaan) iyo Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye ayaa shalay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Burcad Badeeda Soomaalida oo sanadkii ina dhaafay u gacan gashay $150 million

Nairobi April 30,2012(SDN)-Burcad Badeeda Soomaalida ayaa sanadkii ina dhaafay madax furasho ku helay Aduun Dhan $150 million oo dollar,sida uu shaaciyay madaxa hawgalada ciidamada reer Yurub ee ka hawlgala xeebaha Soomaalida. Rear Adm. Duncun Potts ayaa sidoo kale shegay in hoos u dhac ku yimi weeraradii burcada ay ku qaadi jireen maraakiibta. “Hoos u dhaca […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xeer Ilaaliyaha Somaliland oo Hargeysa ka furay Shir looga hadlayo shuruucda Quseeya Haweenka iyo Caruurta

Hargeysa April 29,2012(SDN)-Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Xasan Aadan ayaa maanta furay shir socon doona mudo laba cisho ah oo ku saabsan sidii loo sixi lahaa bilowga dacwadaha gaar ahaan caruurta sharciga khilaafta iyo haweenka. Shirkan oo ka qabsoomay huteelka Imperial ee Caasimada Hargaysa waxaa ka qayb qaadanaya Garsoorayaal,Saraakiil ka tirsan hay’ada Undp,Madax ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Shaqada Somaliland oo dhisme ka sameysayensa Burco

Burco April 29,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Somaliland Mudane Maxamud Axmed Garaad ayaa Maanta si rasmi ah u dhagax dhigay xafiiska ay Wasaaradiisu ku yeelanayso Magaalada Burco. Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo dhagax dhiga xaruntan kadib la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay inay Wasaaradiisu guud ahaan xafiisyada gobolada dalka ay ka furanayso si […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidanka Booliska Hargeysa oo Saldhig Cusub ka Furtay Xaafada Geerash Aw Aadan

Hargeysa April 29,2012(SDN)-Wasiirku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha  ee dhinaca amniga Mudane C.laahi Abokor Cismaan  ayaa xadhiga ka jiray  saldhig  Boolis  oo laga hirgaliyey  xaafadda  geerash  aw aadan ee magaalada  hargeisa. Munaasibaddan xadhiga lagaga  jarayey  saldhig  cusub  oo ciidamada Boolisku ay  yeelan doonaan   xaafadda geerish aw aadan  oo ku taala waqooyiga  magaalada  hargeisa ayaa ugu  horayn  […]

Posted in Uncategorized | Read More »