Home » 9:55 am Entries posted on “September, 2012”

Kenyan troops capture last Somali rebel stronghold

MOGADISHU — The Kenyan army said Friday that it has taken the southern Somali port city of Kismayo, the last stronghold of the Al-Qaeda linked Shebab, a claim dismissed by residents and the insurgents. “Kismayo has fallen and with minimum resistance,” Kenyan army spokesman Cyrus Oguna told AFP, even as several residents said that fighting […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAR DEG DEGA:AMISOM oo Kismaayo Gashay iyo dagaalka oo haatan ka socda Xeebta Kismaayo

Kismaayo Sept 28,2012(SDN)-Ciidamada Amisom oo ay weheliyaan kuwa dawlada iyo Raaskaanbooni ayaa maanta guddaha u soo galay magaalada Kismaayo oo ay mudo dheer duulaan ku ahaayeen. Dagaalka ayaa haatan ka socda aaga xeebta ah ee magaalada Kismaayo,guddaha magaalada ayaa weli waxa gacanta ku haya kooxda Shabaab. Afhayeenka ciidamada Kiinya Cyrus Oguna ayaa sheegtay in ciidamadoodu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo ay ka dhex qaraxday,Daawo Duur iyo Muuse Biixi oo isku maandhaafay arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland

Hargeysa Sept 28,2012(SDN)-Waxa maalmihii u danbeeyay hadal heynta ugu badani ay aheyd ka hadalka hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur oo uu uaga hadlayo arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya oo dad badan ka fajiciyay. Waxa isna arrinkaa mowqifka xisbiga talada haya ka waramay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax aan cidina sheegay oo mar kale ruxay Muqdisho

Muqdisho Sept 28,2012(SDN)-Waxa magaalada Muqdisho shalay gelinkii danbe ruxay qarax ka dhashay miino kuwa gacanta laga tuuro ah oo qasaare dhimasho iyo dhaawacba dhaliyay. Qaraxan u danbeeyay oo aaney jirin cid sheegatay ayaa waxa ku dhintay haweeney halaka sadex ruux oo kalena ay dhaawacyo kala gedisan ka soo gaareen. Sarkaal sare oo shabaabka ka tirsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

R.W Soomaaliya Oo Kulamo La Qaatay Madaxweynaha S.Africa Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Ee Imaaratka Carabta

Muqdisho, 28,Sept, 2012….Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo wasiirkiisa arimaha Dibada Cabdulahi Xaaji ayaa kulamo kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York madax kala duwan iyagoona ka wada hadlay arimaha soomaaliya iyo isbadalda siyaasadeed ee ugu danbeeyey oo dalka ka dhacay. Ra’iisul wasaaraha ayaa kulan uu la qaatay wasiirka Arimaha Dibada ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Video:Mini-Summit on Somalia – Media Stakeout

Under-Secretary-General for Political Affairs, Jeffrey Feltman; Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Augustine Mahiga; Prime Minister of Somalia, H.E. Abdiweli Mohamed Ali; and African Union Commissioner for Peace and Security.    

Posted in Uncategorized | Read More »

U.N.: Ransoms to pirates top $30M so far

MOGADISHU, Somalia — Ransoms paid to pirates off the Horn of Africa so far in 2012 are estimated between $25 million and $30 million, the U.N. Office on Drugs and Crimes said. In a report issued on World Maritime Day, the office said it was important to tackle the piracy problem on land to help […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UAE delivers a statement on human rights in Somalia

WAM Geneva, Sep 27th, 2012 (WAM)–Ambassador Obaid Al Zaabi, UAE Permanent Representative to United Nations and Other International Organisations in Geneva has called for concerted international efforts to curb the tragedy of Somali people. Al Zaabi was addressing the Human Rights Council in Geneva, on the status of human rights in Somalia before the Human […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland oo lagu dhawaaqay, yaa ka qaybgalaya, halkeese lagu qabanayaa?

Hargeysa 27, September 2012 (SDN)- Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland, ayaa ku dhawaaqday xilliga la qaban doono tartanka ciyaaraha gobollada ee dalka. Wasiirka wasaaraddaas Mr. Cali Siciid Raygal oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Hargeysa, waxa uu sheegay in tartanka ciyaaraha gobollada loo muddeeyay 15 December 2012, isla markaana ay ka qaybgali doonaan 13 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xeer uu soosaaray hay’addaha Korontada Hargeysa iyo Berbera ku hoosgeeyay wasaaradda Hawlaha Guud

Hargeysa 27, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xeer uu soosaaray hay’addaha Korontada ee Hargeysa iyo Berbera ku hoosgeeyay wasaaradda Hawlaha Guud. Sida lagu sheegay qoraal uu Madaxweynuhu soosaaray oo afhayeenka Madaxtooyadu ku saxeexnaa, waxa hay’addaha Korontada Hargeysa iyo Berbera laga dhigay wakaalado hoostaga wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta, wuxuuna […]

Posted in Uncategorized | Read More »