Home » 1:25 pm Entries posted on “September, 2012”

Golaha Wakiilada Somaliland oo 4 xubnood oo ka tirsanaa ka xayuubiyay xubinimadoodii

Hargeysa 29, September 2012 (SDN)- Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta xubinimadii golahaas ka xayuubiyay afar mudane oo ay sheegeen in 20 Kal-fadhi oo isku xiga aanay ka soo xaadirin fadhiyada golahaas. Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha Wakiilada, ahna kusimaha guddoomiyaha Bashe Maxamed Faarax oo uu fadhigii maanta mudaneyaasha ka hor akhriyay magacyada afartaas mudane, kuwaasoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

GEFKII CIIDANKA CIRKU DHACAY DAGAALKII 1977

Anigu waxaan ahaa sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka cirka si buuxdana ugu ahaa xog ogaal maamulka ciidanka cirka waayo waxaan muddo dheer madax ka ahaa xafiiska ciidanka iyo maamulka ee ciidanka cirka. Waxaan ku soo bartay maamulka iyo dagaal gelinta ciidamada cirka Jaamacadda ciidmada cirka ee Maraykanka ee ku taal Alabama magaalada Montogomary. Ciidanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxa Dahabshiil:Ganacsiga Soomaaliya waa furan yahay,Shirkada dahabshiil ma Soomaaliyaa laga leeyahay mise Somaliland?

London 29,2012(SDN)-Madaxa Shirkada Dahabshiil Cabdirashiid Ducaale  ayaa dhawaan barta Internetka iyo Jariirada Africa Report waxa ay ku dareen 50 ruux ee Africa ugu saameynta badan. Hadal kooban oo boga arintan lagu faafiyayna waxa lagu sheegay in madaxa shirkada ee haatan uu shirkada ka dhaxlay Aabihii. “Soomaaliya waxa ay u furan tahay Ganacsi”ayaa horudhac looga dhigay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dahabshiil Promotes Somalia over his native Somaliland

London-The Head of Dahabshil money transfer company Mr Abdirashid Duale has been named as one of the 50 most influential Africans by the prestigious magazine Africa Report. This was an opportunity for Somalilanders like Duale to introduce his real country of birth Somaliland to the World and more importantly to Africa. Africa because the world […]

Posted in Uncategorized | Read More »

STATEMENT BY H.E. DR. ABDIWELI MOHAMED ALI, PRIME MINISTER OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA AT THE OPENING OF THE 67TH REGULAR SESSION OF THE GENERAL ASSEMBLY OF THE UNITED NATIONS

Mr. President, Mr. Secretary-General, Distinguished Heads of State and Government, Ladies and Gentlemen,   Just over two weeks ago, Somalia took a bold and decisive step away from decades of division, disorder and conflict, and instead towards the reconstitution of a more representative, more democratic Somali republic at peace with itself, with its neighbours and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul W. Gaas Oo Kulamo Laqaatay Xooghayaha Guud Ee Ururka Islaamka Iyo Wasiirada Arimaha Dibada Ee Dermark

New York, 28, Sept, 2012(SDN)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulamo gooni gooni kula qaatay madax kala duwan xarunta QM ee New York  waxaana  ka mid ahaa Wakiilka Bangiga Aduunka u qaabilsan Somaaliya, Sudan, iyo South Sudan, Wasiirada Arimaha Dibada ee Dermark, Xooghaya Guud ee Ururka Islaamka waxayna  ka wada hadleen xaaladihii ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suxuufi Xukuumada Somaliland ay iibsan kari weyday oo xalay Saqdii dhexe Hargeysa lagu mirtay

Hargeysa Sept 28,2012(SDN)-Tafatirihii jariirada Madaxa banaan ee Saxafi oo Hargeysa ka soo baxda ayaa xalay saqdii dhexe ciidamo Boolis ahi ay kala bexeen aqalkiisa lamana garanayo halka ay geeyeen. Cabdi fitaax Ceydiid oo ka mida suxufiyiinta aqoonta durugsan u leh mihnada saxaafada ayaa hore siyaabo kal duwan xukuumada Somaliland isugu dayday in ay u amusiiso,sida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddomiyaha jaliyadda Somaliland ee dalka ugandha oo guul ka gaadhay sii daynta dad u dhashay Sland oo ku xidhna xuddudka uu dhexeeya kenya iyo ugandha

Guddomiyaha jaliyadda Somaliland ee ugandha Md siciid cawsle ayaa baryahanba ku mashuulsana sidaaynta muwaadin reer Somaliland oo mudooyinkan danbe ku xidhna xuduuda udhaxaysa Kenya iyo Uganda kadib markii ay damceen inay ka gudbaan xudka Kenya la wadaagto dalka uganda . Hadabo guddomiyaha jaliyada Somaliland dalka ugandha Mudane cowsle  ayaa xal  ka gaadhay siidaynta dadkan, oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

D-Day for al-Qaida in Somalia? Troops storm beaches at last stronghold

MOGADISHU, Somalia — Troops launched an amphibious assault before dawn Friday on the al-Qaida militant group al-Shabab’s last stronghold in Somalia. Other African Union forces were traveling overland to link up with the joint Kenyan-Somali force in the port city of Kismayo. The commander of the U.N-backed African Union troops, Lt. Gen. Andrew Gutti, said the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

2 more Somali journalists murdered; 1 is beheaded

MOGADISHU, Somalia — One Somali journalist was shot dead by gunmen on Friday while a second journalist was beheaded and his body dumped in the street, officials and residents said, two attacks that bring the number of Somali journalists killed this year to 15. No group has yet claimed responsibility for the latest killings, but […]

Posted in Uncategorized | Read More »