Home » 2:52 am Entries posted on “January, 2013”

Somali drivers form cab company, hope to gain permits

Ahmed Omar and his fellow Somali cab-driver friends already have a company website, headquarters offices and vehicles painted red, white and blue that don the words, “TENN-CAB.” The only thing they lack: authorization from city regulators to begin operating. Six months after a Metro commission approved Nashville’s first-ever driver-owned taxi company – a group of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baraamij gaara oo ku saabsan Samaynta ay ku yeelanaysoBaqii dawlada ingiriisku ka yeelatay Somalilan

London 30Jan13 (SDN) Baraamij gaara oo ku saabsan Samaynta ay ku yeelanaysoBaqii dawlada ingiriisku ka yeelatay Somaliland waxa ka wayb galay Siciid Cumar Axmed ku simaha Xoghayaha Arimaha dibada Ucid Eng:Cabdilaahi xasan Camey,xariir xirsi adar gudoomiyaha uk kulmiye ,Kaysar cabdilaahi safirka wareega iyo gudoomiyaha xisbiga ucid eng:faysal cali waraabe. Daawasho wacan

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiddigii Reer Talyaani oo u Haajirey AC milan Markii Ay Iska iibisey Man City. (By Jaahuur)

Rome-Jan-30-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxay maanta ku falanqeyneyna Balotelli oo u hayaamey xagaa iyo AC Milan markii Man city aay iska iibisey. Mario Balotelli ayaa wakhtigiisi ka dhamaadey Talaadadii shaley aheyd markii maamulku isku raacay in ciyaaryahanka dhiigkarka qaba ee reer Talyaani u masaafuriyaan AC Milan waxayna ku iibiyeen 20-Million oo Euros. Tababaraha Man City Roberto […]

Posted in Sports | Read More »

Banaan baxyo lagaga soo hor jeedo Warkii Dawlada Uk oo ka dhacay Magaalooyin ka mid ah Somaliland .

Hargaysa 30.Jan(SDN)  Isu soo bax balaadhan oo lagu diidan yahay Warkii ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Ingiriiska ee Taabanayay Nabadgalyada Somaliland ayaa maanta  lagu kala qabtay Magaalooyinka Hargaysa,Gebilay ,Mandheera, iyo Bali Gubadle. Dadwaynaha Magaalada Hargeysa ayaa saaka subaxdii isugu soo baxay jidadka waaweyn ee caasimada, iyagga oo sitay calanka qaranka Somaliland iyo weliba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Cadaalada oo hargaysa ka furay Kulan dib loogu eegayo xeerka xabsiyada dalka ee Somaliland .

Hargaysa 30.Jan(SDN Wasiirka wasaaradda cadaaladda Mud, Xuseen Axmed caydiid oo uu weheliyoTaliyaha ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax, ayaa maanta kulan howled socon doona laba maalmood  kuna saabsan  dib-u-eegista xeerka xabsiyada   dalka ee Somaliland  ka furay huteel Maansoor ee magaalada hargeysa. Kulan howleedkan oo ay ka qayb galeen Ku simaha xeer ilaaliyaha Guud , Garyaqaanka  Guud […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul wasaare Saacid oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Muqdisho Jan 30 2013 (SDN)— Raysul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee arrimaha Siyaasadda ee Qaramada Midoobay Jefery feltman. Waxey labada dhinac ka wada hadleen sidii loo taageeri lahaa dowladda Soomaaliya, waxeyna kulankooda maanta ay ku lafagureyn arrimaha siyaasadda ee dowladda Soomaaliya, Amniga, Garsoorka, iyo dib u dhiska dalka. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mas’uuliyiin kala duwan oo ka hadlay Amaanka dalka Kenya iyo xilga doorashooyinka

Nairobi Jan 30 2013 (SDN)— Kadib shir si wadajir ah u wada qaateen Wasiirka Amniga Gudaha Kenya Katoo Ole Metito iyo Gudoomiyaasha degmooyinka ayaa waxay shirkooda kaga hadleen xaaladaha nabadgalyo ee ka jira dalka Kenya iyo sida looga gudbi karo xilli doorashada madaxtinimada dalka ay soo dhowdahay. Waxayna si adag u wada balan qaadeen in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowlada Shiinaha oo gaadiid Milatari ugu deeqday dowladda Jabuuti

Jabuuti Jan 30 2013 (SDN)— Dowlada shiinaha ayaa deeq 50 gaadiidka Malitari ugu deeqday dalka Jabuuti,si ay Jabuuti ay ugu dhiirato inay sii wado taageerada ay siineyso Soomaaliya dhanka badda iyo barigaba. Wasiirka difaaca Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa deeq ka kooban 50 gaadiidka millatariga ah ka guddoomay dawladda Shiinaha, sidaana waxaa qoray The Nation […]

Posted in Uncategorized | Read More »

U.S. recognition of the government of Somalia will not prevent the U.S. government from engaging in Somaliland nor prevent us from conducting our programs in Somaliland.

Hargaysa 30.Jan(SDN) In the name of Allah the most merciful the most gracious: Thanks to Allah, prayers and peace be upon his prophets and messengers. Mr. Chairman, Mr. Speaker, Honorable Members of both houses, Honorable leaders of the National Parties, esteemed guests and members of the Media, I say to youPeace and Blessings be upon […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khudbad Sannadeedkii Madaxweynaha Somaliland oo Dhamaystiran halkan ka akhri kana (DHEGEYSO)

Hargaysa 30.Jan (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Khudbad Sannadeedkii Distooriga ahaa waxa uu Saaka u jeediyay Taas oo ka dhacday Xarunta Golaha Wakiilada . Fadhigan oo uu Shir Gudoominayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Cirro ayaa Madaxweynuhu waxa uu ka waramay Waxqabadkii Xukuumada u hirgalay Sannadkii Hore iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »