Home » 12:39 pm Entries posted on “January, 2013”

Haweenka iyo Beelaha laga Tirada badan yahay oo mar kale Codsi u diray Golaha Wakiilada Somaliland.

Hargaysa 31Jan(SDN) Kulan ballaadhan oo ay isugu yimaadeen  xubno ka socday ururada Haweenka  iyo  Beelaha  laga tirade badan yahay  Xarunta Ururka Haweenka ee Nagaad ee magaalada Hargeysa  ayaa waxa ay ku taageereen Baaqii  Madaxweynaha JSLand Mud, Axmed Maxamuud Siilaanyo mar labaad   kaga dalbaday Golayaasha sharci dejinta inay ansixiyaan  Kootadii  loo qoondeeyey Haweenka iyo Beelaha laga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Amaantay Xiriirka Shiinaha kala dhexeeya Soomaaliya

Addis Ababa Jan 31 2013 (SDN)– Wasiirka arimaha dibada xukuumada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Haji Adan ayaa si weyn waxay kaga hadashay xariirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo dowlada Shiinaha,iyadoo xariirka Soomaaliya iyo Shiinaha ku tilmaamtay mid wanaagsan. Hadalkaan ayay wasiirada ka sheegtay kadib wareysi qaas ah oo ay siisay wakaalada wararka dalka Shiinaha (Xinhua),waxayna shaaca ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shil gaari oo qasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Bari ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho Jan 31 2013 (SDN)– Shil gaari oo qasaaro geystay ayaa xalay waxa uu ka dhacay duleedka Bari ee Magaalada Muqdisho, sida ay dad goobjoogayaal ah noo xaqiijiyeen. Inta la ogyahay 2-ruux ayaa ku geeriyootay shilkaasi ku dhawaad toboneeye kalana waa ay ku dhaawacmeen kuwaas oo qaarkood lag deyrinayo xaaladooda dhawac ahaansho. Shilkan gaari ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul wasaare Saacid iyo Xubno katirsan golihiisa oo booqday Isbital Madiina

Muqdisho Jan 31 2013 (SDN)– Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka tirsan golahiisa Wasiirada ayaa saakay waxa ay booqdeen Isbitalka Madiin ee Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan bukaano farabadan. Ra’iisul wasaaraha oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Wasiirka Gaashandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida iyo saraakiil […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shir looga hadlayay la dagaalanka Al Shabaab iyo Burcad badeeda oo ka dhacay magaalada Garoowe ee Puntland

Garoowe Jan 31 2013 (SDN)— Shirkani oo ay wada qaateen masuuliyiinta maamulka Puntland iyo sidoo kale masuuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay iyo Dowladda Denmarka ayaa waxaa looga hadlaye la dagaalanka Al-Shabaab iyo sidoo kale Burcad badeeda. Markii uu soo dhamaaday shirkaasi kadib ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii looga hadlay afhayeenka maamulka Puntland Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo faah faahiyay kulamo uu la qaatay Madaxda Midowga Yurub

Brussels Jan 31 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeri ah wuxuu ka bixiyay kulamo uu la qaatay madax ka tirsan Midowga Yurub oo uu kula kulmay Dalka Belguimka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay isaga oo uwaramaye laanta afka Soomaaliga ee BBC-da in waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay kawada hadleen madaxda Midowga Yurub ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Faroole:Macno weyn kuma fadhido hadalhaynta ah in Dalka Soomaaliya maadaama uu Maraykanku aqoonsaday uu isbedel ku keeni karo marxalada dalka

Garoowe Jan 31,2013(SDN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ka hadalay aqoonsigii dhawaan ay dawlada Mareykanku ku aqoonsatay dawlada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in aqoonsigaasi aanu wax isbedel ah ku keeneyn xaaladaha siyasadeed ee dalka,khaasatan Puntlanad. Hadalada Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxa ka mid ahaa;“Maalmahan waxaa leysla dhexmarayay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisal Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha Siyaasada

Muqdisho Jan 31,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha Siyaasada Jeffrey Feltman waxayna ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin, dowrka ay dooneyso in Q/midoobay ay ka cayaarto geeddi socodka Nabadda Soomaaliya iyo dhinacyada ay ka taageeri karto sida Garsoorka, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali FM hails Somalia-China relations

ADDIS ABABA, Jan. 31 (Xinhua) — Somalia’s Foreign Minister Fowsiyo Yussuf Haji Adan highly regards relations between the troubled Horn of African country and China dating back to the 1960s. The minister told Xinhua in an interview on the sidelines of the just-concluded African Union summit held here that in the 1960s, China built a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Soomaali ah oo sheegay in FBIda Minneapolis Cadaadis ku heyso

Minneapolis Jan 31,2012(SDN)-Ciidamada FBIda loo yaqaano ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay eegayaan eed uga timi nin Soomaali ah oo sheegay in laba kamaida ciidamadu ay u caga jugleeyeen. Ururu ay leeyihiin Muslimiinta Mareykanka oo la yidhaahdo CAIR ayaa sheegay in in Soomaali ah oo Minneapolis ku nool uu ula yimi cabasho uu ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »