Home » 10:33 am Entries posted on “April, 2013”

In Kabadan 250-kun oo ruux oo la sheegay in ay ku geeriyoodeen Abaartii ku dhufatay Soomaaliya 2011-dii

Nairobi April 2013 (SDN)–Warbixin ay soo saareen Tododobaadkaan saraakiil ka soo jeeda Bariga Africa,ayaa waxay ku sheegeen in dad gaaraya 260,000 oo Soomaali ah ay u geeriyoodeen gaajo sanadkii la soo dhaafay ee 2011,taasi oo labo jibaar ka badan kuwii horay loo soo saaray. Dowlada Mareynkanka iyo hay’ado Qaabilsan dhanka cunada oo indha idheyn iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Search for oil expands in Somaliland

Somaliland hopes that exploration by international oil companies will unearth reserves similar to those in nearby Yemen, and is in talks to increase the number of companies taking on acreage in the quasi-autonomous region. The region, which considers itself independent from Somalia but is not recognised by the international community, last week signed its second […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gaarriye Marathon: Orod loogu magacdaray Allaah ha u naxariistee Abwaan Gaarriye oo lagaga dhawaaqay Hargeysa

Hargeysa April, 30 2013 (SDN)- Sida la wada ogyahay  Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac,  Gaariiye wuxu ahaa halyay qaali ku ahaa dalka Somaliland iyo gayiga Soomaaliyeedba guud ahaan oo dhaxal aan la soo koobi karin uga tagay qarniyo badan oo mustaqbalka ah dalkiisa iyo dadka Af-soomaaliga ku hadla. Aqoonyahanno dhalinyaro ah oo ka mid ahaa ardaydii  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa Maxay Shuruudaha Isku Filaanshaha Dhaqaale; W/Q: Cabdirashid Axmed Guuleed

Somaliland waa wadan da’yar oo hadda uun 22 jirsaday. Mudadaasi gaaban waddanka waxbadan baa u qabsoomay ayaa la odhan karaa. Kow, wadanku wuxuu maareeyey marxaladdii dagaalka lagu soo afjaray waxaanu ku guuleystay inuu nabad buuxda ay wadanka ka islaaxdo. Laba, waxa uu wadanku sameystay dastuur iyo haykal dawladeed oo buuxa. Saddex, waxa uu wadanku suuro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab oo hareereeyay Guri uu ku jiro Abuu Mansuur Al Amriikii oo ka tirsan Al Qaacidda Soomaaliya

Muqdisho April 30 2013 (SDN)— Sida uu soo daabacay Abuu Mansuur al Amriikii barta Uu Tweter-ka ku leeyahay, dagaalamayaal ka tirsana Xarakada Al Shabaab ayaa ku hareereysan guri uusan sheegin meesha Soomaaliya uu uga yaallo oo uu dagan yahay. Al Amriki oo sidoo kale loo yaqaano Cumar Xamaami ayaa sheegay in maqlayo Raas ka dhaceysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Real Madrid iyo Borussia Dortmund oo caawa ciyaaraya tartanka xiisaha badan ee Champions League (Warbixin)

Kooxda Macalin Jurgen Klopp ayaa 4-1 ku soo garaacday Kooxda Reer Spain Todobaadkii la soo dhaafay, waxaana uu rajeynayaa in uu shaqada uu ugu soo baxayo finalka Champions League uu ku soo gunaanuda Bernabeu Caawa. Laakiin Real Madrid ayaa ah Awood aan la iska Indha tirikarin oo ku dheeleysa Gurigeeda, waxaana laga yabaa in ay […]

Posted in Sports | Read More »

Al Shabaab oo Dad Rayid ah ku laayay duleedka Magaalada Garbahaare ee gobolka Gedo

Garbahaarey April 30 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Kooxo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay laayeen dad rayid ah oo gobolkaasi ku noolaa. Afhayeenka Maamulka gobolka Gedo Nuur Sayax Xareed oo aan Telfonka saakay kula xiriiray ayaa ii sheegay dad Rayid ah ay Kooxda Al-shabaab ku laayeen duleedka degmada Garbahaareey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Raiisul Wasaaraha Suuriya oo ka badbaaday Qarax lala begsaday

Dimishiq April 30,2013(SDN)Raiisul Wasaaraha dalka Suuriya Wael al-Halqi ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday xili uu marayay degaan caasimada ku yaal oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dawlada. Wael al-Halqi ayaa qaraxa lala beegsaday kiyoo maray xaafada Mazeh sida lagu sheegay TVga qaranka ee dalkaasi. Dhimasho aan cadadkeeda la shaacin iyo burbur hanto ayaa lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab oo weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo

Kismaayo April 30 2013 (SDN)— Ciidamo ka tirsan kuwa Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay weerar ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose. Afhayeenka Ururka Raaskambooni oo gacanta ku haya Magaalada oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kooxo yar oo ka tirsan Shabaab ay weerar ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Former Kenyan Prime Minister, Raila Odinga met with president Silanyo in Heathrow airport VIP lounge

London (The Independent) –Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamud “Silaanyo” and his delegation on yesterday morning arrived at the Heathrow Airport, UK. The president arrived from United States of America  where he had held talks with the U.S government officials and American businessmen was welcomed by thousands of somalilanders living in London, and Somaliland representatives in […]

Posted in Uncategorized | Read More »