Home » 4:03 pm Entries posted on “April, 2013”

War Deg Dega:Mucaaradka Jabuuti oo Ku Dhawaaqay Baarlamaan iyo Guudoomiye Cusub(DAAWO)

Jabuuti April 30,2013(SDN)-Mucaaridka dalka Jabuuti ayaa maanta ku dhawaaqay Baarlamaan iyo Guddoomiye cusub oo ay sheegeen oin ay yihiin kuwii ku guuleystay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay bishii labaad ee sanadkan. Baarlamaanka cusub ayaa waxa u badan xildhibaano ka tirsan dalada mucaaridka Jabuuti ee USN. Baarlamaanka cusub ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa fadhi uu yeeshay ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Cadaalada oo Furay Bandhig Wax soo Saarka Ciidanka Asluubta Somaliland

Hargaysa 30.April (SDN)  Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta Xadhiga ka Jaray Bandhig loo qabtay  Wax soo saarka qalabka Guryaha iyo Xafiisyada oo ay Soo Saaren Ciidanka Asluubta Somaliland . Waxaa Bandhigan la keenay agabka kala duwan sida Guryaha iyo Xafiisyada,adeegyada birta,Alxanka iyo dhar tolista,oo ay dhamaantoodba soo saareen Ciiddanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Troops Take Over Al-Shabaab Stronghold El Garas

The Somali National Army announced Monday (April 29th) that they have gained control of El Garas village, 45 kilometres north of the Bakol regional capital Hudur. “The armed forces attacked al-Shabaab’s base in El Garas in the Bakol region this morning,” Colonel Hassan Isahaaq, commander of the army’s first battalion in Bay and Bakol regions, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali mail to make comeback

SOMALIA – Residents may soon be receiving letters from abroad for the first time in more than 20 years after a deal was struck with the United Nations’ postal agency, the latest step towards ending Somalia’s isolation following two decades of civil conflict. But the challenges to bringing the Horn of Africa country back into […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Haday maanta Somalia isu Imanayso anagaa Keeni karna,Xasanoow “Madaxweynaha Somalia” Waxba adigu ma keeni kartid” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

Boorama 30.April (SDN) . Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah ee Ucid ayaa maanta Kormeer ku tagay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu ujeedada Safarkiisa ku sifeeyay inuu la xidhiidho sidii u ogaan lahaa Tabashada ay bulshadu qabaan,Waxaanu xusay inuu u gogol xaadhayo Shir wada Tashi ah oo ay isugu iman […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Hadal Dhinacyo badan taabanaya ka Jeediyay Gabagabada Aqoon isweydaarsi Suxufiyiin Meelo kala duwan isaga Yimid {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.April (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa Saaka ugu Soo Gabo Gabeeyay Huteel City Center ee Caasimada Hargaysa Aqoon isweydaarsi Mudo afar Cisho ah u socday 35 Suxufi oo ka Kala Socday Qaar ka mid ah Idaacadaha ka hawl gala Somalia,Punt land iyo Somaliland. Agaasimaha Guud ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Su’aallo Uga Jawaabay Ardayda Soomaaliyeed Ee Wax Ka Barata Turkiga “SAWIRRO”

Istanbul April 30 2013 (SDN)— Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdiga uu hogaaminayo ee socdaalka shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa su’aallo uga jawaabay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Turkiga. Kulankan oo ka dhacay hool ay wadajir usoo diyaariyeen Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara iyo Ardayda Soomaaliyeed ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Xog Waran dhinacyo badan leh Siiyay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.April (SDN) Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Spmaliland Md.Cabdi Dirir Cabdi ayaa maanta Warbixin Dheer waxa uu ka hor jeediyay Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo ka qabsoomay Xarunta Golahaasi ee Magaalada Hargaysa . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna ku Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

In kabadan 10-ruux oo lagu toogtay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari

Boosaaso April 30 2013 (SDN)— Raga dilka lagu fuliyay ayaa gaaraye 13 qof oo ay ku jirtey haweeney kuwaasi oo qaarkood lagu eedeeyay inay dileen Sheekh caan ka ahaa deeganada maamulka Puntland. Dadkaan dilka toogashada ah lagu fuliyay ayaa gaaraya ilaa 13 ruux kuwaasi oo la sheegay in lagu toogtay meel fagaare ah oo duleedka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

35 Suxufi oo ka kala Socday Somalia,Punt land iyo Somaliland oo Hargaysa Tababar loogu soo Xidhay

Hargaysa 30.April (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa Saaka ugu Soo Gabo Gabeeyay Huteel City Center ee Caasimada Hargaysa Aqoon isweydaarsi Mudo afar Cisho ah u socday 35 Suxufi oo ka Kala Socday Qaar ka mid ah Idaacadaha ka hawl gala Somalia,Punt land iyo Somaliland. Aqoon isweydaarsigan oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »