Home » 3:46 am Entries posted on “May, 2013”

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmaya Ra’iisul wasaaraha Japan Shinzu Abe

Yokahama May 31 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Yokahama ee Japan ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Shinsu Abe. Afhayeenka Madaxweynaha C/raxmaan Cumar Cusmaan “Yarisoow” ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha Japan iyo Madaxweynaha Soomaaliya ay kawada hadli doonaan Arrimo xasaasi ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxo hubeysan oo gudoomiye xaafadeed ku dilay dagmada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe

Jowhar May 31 2013 (SDN)—Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa waxa ay ku waramayaa in xalay halkaasi lagu dilay Gudoomiye xafadeed ka tirsanaa Maamulka degmadaasi. Dad goobjoogayaal ah ayaa u sheegay qurbejoog.com in Gudoomiyah la dilay lagu magacaabijiray Xuseen C/laahi Cumar, waxaana uu ahaa gudoomiyaha xaafada Hantiwadaag ee dagmada Jowhar ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nolosheena iyo cawaaqibta adag ee ragaadisay Qoyskeena Somali ahaan?

Sedee ayeynu ugu dul noolnahay caalam weynaha ulana noolnahayna Qeyskeena? Run ahaantii waa su’aal is huwan marka laga hadlayo nolol waa inay Maskaxdeenu meelo badan ka fekertaa. Noloshu waa waxa ugu qaalisan ee Alleh SWT inoogu deeqay, waayo marka ugu horreysa ee dhanka Alleh laguu celiyo kii kuugu jeclaa ee qoyskaaga ayaa odhanaya Inaga dedegiya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan ka tirsan Gollaha Degaanka Hargeysa oo dil u geystay Nin Shacab ah iyo Dareenada ka dhashay

Hargeysa 30,2013(SDN)-Dhacdo fool xun oon hore looga baran Magaalo madaxda Jumhuuriyada Somaliland iyo guud ahaan wadankaba ayaa ka dhacdey Magaalada Hargeisa. Waxaa waqti xili dambaadkii ku beegan dil toogasha ah fuliyey gacan ku dhiigle Xildhibaan golaha deegaanka ka tirsan oo magaciisu yahay Mustafe cismaan daahir oo Marxuumka u dilay si badheedh ah waqtigaas oo ilo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali MPs plot to censure KDF in Parliament

Nairobi, 30 May, 2013 (SDN)-Somali MPs plan to file a motion sponsored by the Government in Parliament this week to censure activities of the Kenya Defence Forces (KDF). Mohamedamin Hassan Abdullahi, an MP with the Somali federal Parliament said they are mobilising other parliamentarians to support a motion against the activities of KDF/Amisom in Kismayo, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Caafimaadka oo Horkacaya Koox dhakhaatiir ah oo Madaarka Berbera Maanta ka soo Degay

Berbera 30.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr. Xuseen Muxumed  Maxamed (Xoog) oo ay Weheliyaan Dhakhaatiir ka tirsan Wadanka Kenya ayaa maanta dalka yimid kana soo degay Gegida diyaaradaha ee Madaarka Magaalada Berbera isagoo wada koox dhakhaatiir ah oo qaliino lacag la’aan ah ka fulin doona cisbitaalka guud ee magaaladda Burco ee xarunta gobolka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka oo barlamanka Soomaaliyeed maanta hortimid

Muqdisho May 30 2013 (SDN)– Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Jeylaani Nuur Iikar. Kulanka oo ay soo xaadireen 147 Xildhibaan ayaa ajandihiisu ahaa qeybinta qoraal 5-Qodob ka koobnaa oo ay soo gudbisay wasaarada Cadaaladda iyo Garsoorka. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha wasiirada Soomaaliyeed oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho May 30 2013 (SDN)– Shirkii golaha wasiirada ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka dhismaha hay’adda maareeynta masiibooyinka Soomaaliya. Waxaa sidoo kale goluhu ka doodeed labo hindise sharciyeed oo dib loogu celiyay gudiyo farsamo si ay u soo ebyaan inta aanu goluhu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Regional competing interests in Somalia threaten its progress

  After decades of war, Somalia is taking small steps toward recovery, but breakaway regions, rival clans and the competing interests of neighbouring nations are threatening its fragile progress, analysts warn. In the past two years, African Union troops have wrested town after town from Al-Qaeda-linked Shebab insurgents, hauling down their black Islamist banners and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Holidays in Somalia: Mogadishu hopes to be Tourist Hotspot

Mogadishu, May, 30 2013 (SDN) -Bashir Osman moves hurriedly along a white sandy beachfront, giving instructions to a driver operating a bulldozer. Near them, a large truck is ferrying away piles of rocks, clearing a sun-soaked beach lapped by the azure blue waters of the Indian Ocean. Work here is well underway as Osman presses […]

Posted in Uncategorized | Read More »