Home » 12:57 pm Entries posted on “May, 2013”

Saudi Arabia to Give Somalia U.S. $24 Million in Aid

Mogadishu, 31 May, 2013 (SDN)-The Saudi National Campaign for the Relief of the Somali People has pledged a comprehensive aid package worth $24 million for reconstruction projects in Somalia, according to the Organisation of Islamic Co-operation (OIC), which is helping to co-ordinate the funds. The aid will cover all regions of Somalia and will go […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Drone death Londoner’s Somalia links probed

Concern has been raised over the ease with which a Londoner killed in a drone attack in Somalia was able to attend militant Islamist camps in the country. Bilal Berjawi, from St John’s Wood, was reportedly operating at a senior level within the Islamist group Al Shabab until he was killed. BBC London has now […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo beenisay in ay dalka ka saartay Hay’addo samafal oo dhanka caafimaadka ka sanqeynayay

Muqdisho May 31 2013 (SDN)– Wasaarada cafimaadka oo hostagta Wasiirka Hormarinta Adeega Bulshada ayaa maanta beenisay in dalka Soomaaliya ay ka raacdeeyeen Hay’addo samafal oo shisheeye ah. Ku simaha waaxda Caafimaadka wasaarada adeega Baulshada ee Xukuumadda Soomaalia Dr. C/risaaq Yusuf Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyn loo jeediyay waaxda Caafimaadka ee wasaarada taasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha Japan oo heshiis gaaray (Sawirro)

Yokohama, 31 May 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe, kulankan oo ka dhacay magaalada Yokohama iyadoo isla maantana uu dhici doono Shirkii Soomaaliya oo ay labada mas’uul wada shir-guddoominayaan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa soo gaaray Yokohama maalintii shalay si ay ugu qeybgalaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibeda ee UCID:Waxa Nasiib Daro ah in Wasiirka Arrimaha Dibeddu kala Garan Waayay Danaha Qaranka iyo kuwa Dahabshiil

Minneapolis May 30,2013(SDN)-Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee UCID ayaa hadal saxaafada loogu talo galay oo uu ka soo saaray shir Soomaaliya loogu qabtay Nairobi oo Somalilandna ay ka qeyb gashay. Xoghayaha arrimaha dibedda iyo xiriirka Caalemiga ah ee UCID oo qoraalkan ku sexeexnaa ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sida xukuumada Somaliland ugu tumaneyso qadiyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo Shir ay ka Qeybgalkiisa ka Diiday Britain ka Ogolaatay Dahabshiil iyo Astaantii Qaran oo jeebabka lagu gurtay

Nairobi 31,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa todobaadkan ka qeybgashay shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo abaabulkeeda ay gacan ku laheyd shirkada Dahabshiil. Somaliland ayaa hore u diiday ka qeybgalka shirarka u gaarka ah Soomaaliya balse Doorkan uga qeybgashay danaha shirka ay ka leheyd shirkada Dahabshiil. Dawladaha reer Galbeedka khaasatan Britain ayay Somaliland hore ugu kala tageen ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ruuxii sadexaad oo Soomaali ah oo lagu dilay Koonfu Africa Todobaadkan

Port Elizabeth May 31,2013(SDN)-Nin Soomaali ah ayaa u geeriyooday Tooreey la geliyay magaalada Port Elizabeth waana ruuxii sadexaad ee magaaladaasi lagu dilo,sida Boolisku xaqiijiyeen. Marxuumka ayaa Tooorida lagala dhacay Madaxa Caloosha iyo Laabta sida lagu xusay qoraal ay dhacdadan Boolisku ka soo saareen. “Sida la soo wariyay koox ayaa Ninka Soomaaliga ah ee la dilay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Suuriya oo u digay dalka Israel

Dimishiq May 31,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Suuriya Bashaar Al Asad ayaa digniin culus u jeediyay dalka Israel ee dhawrka jeer duqeeyay degaano ka mid ah Suuriya dhawaan. Madaxweynaha ayaa hanjebaadan ka jeediyay TV laga leeyahay dalka Lubnaan oo wareysi la yeeshay. Madaxweynaha Suuriya ayaa sheegay in haatan ay soo gaareen shixnadihii u horeeyay Hub casri ah oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka soo horjeestay faragalinta Kenya iyo Ethiopia

Qaahira May 31 2013 (SDN)— Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Saladaad Xasan oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliya ee VOA-da  ayaa waxaa uu sheegay in uu ka soo horjeedo faragalinta Kenya iyo Ethiopia ay hada kawadaan dalkan Soomaaliya. Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo ku sugan Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa tilmaamay in dowladda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Dood Xiiso Leh oo ku Saabsan Jubaland

London May 31,2013(SDN)-Dood xiiso leh oo ku saabsaan Arimaha Jubaland ayaa lagu qabtay magaalada London xarunta TVga ee SomaliChannell iyo Barnaamijkiisa Xulashada Todobaadka. Dooda ayaa lagu lafo guray muranka siyaasadeed u dhexeeya dawlada Soomaaliya iyo maamulka dhawaan looga dhawaaqay Kismaayo ee Juboland.  

Posted in Uncategorized | Read More »