Home » 6:39 am Entries posted on “December, 2013”

Lix Ruux Oo Dumar U Badan Oo Aano Loogu Laayey Deegaanada Wardheer iyo Iyo Galduduud

Caabudwaaq:31-Dec-2013(SDN)-Dilal Qorshaysan oo Aanooyin Qabiil Salka ku haya, ayaa Ka Dhacay   Gobalka Wardheer oo ku yaalla Ismaamulka Somalida Itoobiya iyo degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in 6 qof lagu dilay tuulada Waal oo hoostagta gobalkaasi Wardheer ee Soomaalida Itoobiya, iyadoo dilalkaasina loo aanaynayo Utumo hore oo qabiil. Dilka ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Telefoonkii Madaxwene Xasan Sheekh Oo Siro Badani Ku Duugnaayeen Oo La Sheegay Inuu Kenya u Gacan Galay

Nairobi:31-Dec-2013(SDN)-Warar Lagu Kalsoon yahay oo Laga Helayo Safaaradda Somalidu ku Leedahay Nairobi, ayaa Sheegaya in Telefoono uu Madaxweynuhu lahaa uu kaga Tegay Diyaar uu la socday, kuwaas oo Kenya ay gacanta ku dhigtay. Taleefonadan ayaa la sheegay in uu madaxweynaha kaga tagay diyaarad dhawaan uu ka soo raacay Nairobi markii uu ka qaybgalay shirkii madaxda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sarkaal Cusub Oo Qaramada Midoobay U Soo Magacowday Arrimaha Somalia

New York:31-Dec-2013 (SDN)-Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon, ayaa  Philppe Lazzarini u magacaabay Ku-xigeena Wakiilka Gaarka ah ee Somalia u qaabilsan, isla markaana ka shaqayn doona Isku xidhka Arrimaha Bani’aadanimda. Mr. Lazzarini, ayaa u dashay dalka Switzerland, wuxuu la shaqeyn doonaa ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM, Nicholas Kay,kaasoo madax u ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Xirsi Oo Dhibkii Shacabka Ka Soo Gaadhay Xeerkii Uu Gadh-wadeenka Ka Ahaa Kula Galgshay Mucaaridkiisa

Tog-Wajaale:31-Dec-2013(SDN)-Wasiir Xirsi ayaa  Mudaharaadkii dhawaan shacabka Reer Hargeysa kaga Cabanayeen Biyo La’aanta ku Eedeeyey mucaaridka. Wasiirka oo Shalay ka Hadlayey Madal lagu furayey waddo laga Hirgeliyey Deegaanka Wajaale, ayaa si cad u sheegay in Dhacdadaas ay Buunbuuniyeen Kooxaha Mucaaridka ahi, waxana uu indhaha ka qarsaday Dhibkii biyo La’aaneed ee shacabka Haleelay. Wasiir Xirsi ayaa Gebi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Doorashada Puntland Oo Kaabiga Inagu Haysa, Duruufaha Ku Xeeran Iyo Werwerka Shacabku Ka Qabaan Inay Saamayso Nabadgelyada ay Haystaan

Garowe:31-Dec-2013(SDN)-Marka laga Yimaaddo Dhismaha Dawladda Laga Sugayo Ra’sal Wasaare Saacid, Arrinka labaad ee Somalidu ugu hadal haynta badan tahay waa Doorashooyinka la filayo inay Horraanta sanadkan ka qabsoonto Maamulka Puntland oo aan Sansaankeedu wanaagsanayn. Intii muddo ahayd waxa Magaalooyinka waaweyn ee Deegaamada Puntland ka socday Olole ay wadeen Musharixiin u taagan xilka madaxweynenimo, kuwaas oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SOMALILAND: The Grave Robbers of Hargeisa

When British explorers at the end of the 19th century first made their way across the vast deserts of what is today Somaliland, they were surprised to find a landscape strewn with numerous and puzzling stone tumuli, graveyards, and crumbling towns. The largest of these, long known to locals but first explored by A.T. Curle […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Liiska Magacyada Xildhibaanada Cusub ee Puntland iyo Deegaanada Ay Ka Soo Kala Jeedaan

Garowe:30-Dec-2013(SDN)-waxa goor dhaweyd lagu dhawaaqay liiska Rasmiga ah ee Xildhibaanada Maamulka Puntland yeelan doono. Mudanayaahsa baarlamaanka Puntland ayaa la dhamaystiray, iyagoona ahaa markii hore  44-mudane lana shaciyay magacyadooda.  waaxaa haatan si toosa noo soo gaadhay nuqulka Xildhibaanada oo dhmaystiran. Warar  kale ayaa  sheegaya in xildhibaanada 44 ay yihiin ansax kuwa kalena xoogaa aronkooda muran kajiro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka Kulan Saddex Geesood ah Oo Maanta Jilbaha ay Is Dhigeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wakaaladda Biyaha iyo Xubno ka Tirsan Booyadleyda Hargeysa

Hargeysa:30-2013(SDN)-Daminta Xaaladdii Dhibka keentay ee ay ka Biyo Diideen Gaadiidleyda Hargeysa Biyaha u Dhaamisa ayaa haatan si Habsami leh uga socota Xarunta Wakaalada Biyaha Hargeysa. Waxa Maanta Kulan albaabadu u xidhan yihiin Xarunta Wakaaladda Biyaha Hargeysa ku Dhex Maray Shan Xubnood oo ka socda Gaadiidleyda Biyaha Magaalada U dhaamiya, Xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Arrimaha dibedda Soomaaliya oo dad ka soo daad gureysay Suudaanta Konfureed

Muqdisho:30-Dec-2013 (SDN)-Dawladda Federalka Somalia ayaa ku Guulaysatay inay Soo Daad Gurayso Qayb ka mid ah Dadkii Somalida ahaa eek u Dhibaataysnaa Dalka Konfurta Sudan oo Qulqulatooyin Badani ka Taagan yihiin. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Fosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa ku Guulaystay inay markii ugu horaysay Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan cadde ka soo Dejesio Hormadii ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Caasimada Harraadan: Muuqashada Rajadii ugu Fiicnayd Abid ee Ifttiminaysa in magaalada Hargeysa ay Biyo ku Filan Heli doonto Mustaqbalka Dhow!

Bristol Dec 30,2013(SDN)-Sida qof kasta oo Caqli lhi uu qiri karo waa hubaal biyo kama dhibcaan ah oo Xaqiiq ah in Caasimadeenu ay Ooman tahay, mana aha baahida biyo la’aaneed ee ka jirta Hargeysa mid ku kooban xaafadaha Qaarkood, waxa biyo la’aantu ay ka jirtaa guud ahaan Magaalada Hargeysa oo dhan, marka laga reebo guryo […]

Posted in Uncategorized | Read More »