Aqalka Cad ee Mareykanka oo bixiyay Telephonada madaxda reer Yuruc si loo dhegeysto iyo reer Yurub iyo Mareykanka oo ay ka tafantay
Washington Oct 26,2013(SDN)-Xog uu mar kale shaaciyay nin hore ugu shaqeynayay hay’ada amniga Mareykanka ee NSA ayaa sheegay in aqalka Cad ee dalkaasi looga arimiyaahi uu bixiyay Telephonada gaarka ah ee madaxda reer Galbeedka oo ka dibna la dhegeystay. Dawladaha reer Yurub ayaa arinkan aad uga carooday isla markaana sheegay in ay ka aamin baxeen…
